{"id":20818,"date":"2014-04-26T17:05:50","date_gmt":"2014-04-26T14:05:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20818"},"modified":"2014-04-26T17:05:50","modified_gmt":"2014-04-26T14:05:50","slug":"raisul-wasaare-ku-xigeenka-oo-la-kulmay-gudigga-garsoorka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/raisul-wasaare-ku-xigeenka-oo-la-kulmay-gudigga-garsoorka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isul wasaare ku-xigeenka oo la kulmay gudigga Garsoorka"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay gudigga Garsoorka iyo Arrimaha diinta ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo ay ka wada hadleen wada shaqeynta ka dhexeysa Wasaaradda iyo tan gudigga.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka ayaa ugu horeyn gudiga siiyay warbixino ku aadan waxbaayaba u qabsoomay Wasaaradda muddadii ay jirtay, safaradii uu ku tegay dalka dibadiisa iyo warbixino kale oo shaqada Wasaaradda ku saabsan.<\/p>\n<p>Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo markii uu kulanka soo idlaaday kaddib la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulankaan uu yahay kii ugu horeeyay ee ay yeeshaan Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda iyo Gudigga Garsoorka iyo arrimaha diinta ee Baarlamaanka, isagoo xusay in la joogteyn doono kulama nuucaani oo kale ah si loo xoojiyo shaqada ka dhexeysa labada dhinac.<\/p>\n<p>Tani ayaa waxa ay qeyb ka tahay la xisaabtanka iyo ka warqabka gudiyada baarlamaanka ee ku shaqada leh Wasaaradaha dalka, si ay uga soo helaan macluumaad ku saabsan qaabka shaqo ee Wasaaradda ay u xilsaaranyihiin.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/RIDWAAN.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/RIDWAAN.jpg\" alt=\"RIDWAAN\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-20820\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay gudigga Garsoorka iyo Arrimaha diinta ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo ay ka wada hadleen wada shaqeynta ka dhexeysa Wasaaradda iyo tan gudigga. Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka ayaa ugu horeyn gudiga siiyay warbixino ku aadan waxbaayaba u qabsoomay Wasaaradda muddadii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20818","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20818"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20821,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20818\/revisions\/20821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}