{"id":20809,"date":"2014-04-25T14:15:47","date_gmt":"2014-04-25T11:15:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20809"},"modified":"2014-04-25T14:15:47","modified_gmt":"2014-04-25T11:15:47","slug":"hooyada-dhashay-wiilka-dhawaan-ku-safray-sheega-diyaaradeed-oo-la-hadashay-warbaahinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/hooyada-dhashay-wiilka-dhawaan-ku-safray-sheega-diyaaradeed-oo-la-hadashay-warbaahinta\/","title":{"rendered":"Hooyada dhashay Wiilka dhawaan ku safray Sheega diyaaradeed oo La hadashay Warbaahinta"},"content":{"rendered":"<p>Ubax Max\u2019ed Cabdullaahi oo ah Hooyada dhashay Wiil Da\u2019yar oo Soomaaliyeed oo 16 sano  jir ah oo diyaarad ku raacay sheegeeda ku tagay Gobol Lagu Magacaabo Haawaay ayaa sheegtay in Wiilkeeda iyada oo Nool loogu sheekeeyay in ay dhimatay Hooyadii.<\/p>\n<p>Hooyo Ubax ayaa carabka ku adkeysay in Wiilkeeda isaga oo yar aabihi uu geeyay dalka Mareykanka islamarkaana xiriirada  ay la soo sameyso aan loogu saamixin in ay la hadasho Wiilkeeda.<\/p>\n<p>\u201c Wiilkeyga waa uu jecel yahay in uu mar qura I arko sida aniga aan ugu baahanahay in aan arko laakiin waa la iska keen qarinayaa\u201d ayey ku cataawday Mamadaasi.<\/p>\n<p>Hooyo Ubax ayaa iyadu  iminka ku nool dalka Ethiopia halkaas oo ay sheegtay in dhowr jeer oo hore wiilkeedu codsaday in loogu keeno laakiin uu u diiday aabihiis.<\/p>\n<p>16 Jirkaan Soomaaliga ah ayaa la yaab ku noqday dunida inteeda kale markii uu ku safray sheeg diyaaradeed oo uu ku tagay Gobol ka mid ah dalka Mareykanka kaas oo uu saarnaa muddo saacado ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ubax Max\u2019ed Cabdullaahi oo ah Hooyada dhashay Wiil Da\u2019yar oo Soomaaliyeed oo 16 sano jir ah oo diyaarad ku raacay sheegeeda ku tagay Gobol Lagu Magacaabo Haawaay ayaa sheegtay in Wiilkeeda iyada oo Nool loogu sheekeeyay in ay dhimatay Hooyadii. Hooyo Ubax ayaa carabka ku adkeysay in Wiilkeeda isaga oo yar aabihi uu geeyay dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20809","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20809"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20811,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20809\/revisions\/20811"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}