{"id":20806,"date":"2014-04-25T14:14:09","date_gmt":"2014-04-25T11:14:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20806"},"modified":"2014-04-25T14:14:09","modified_gmt":"2014-04-25T11:14:09","slug":"dalx-dowladdu-sida-ay-wax-u-soo-galaan-uma-bixiso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/dalx-dowladdu-sida-ay-wax-u-soo-galaan-uma-bixiso\/","title":{"rendered":"Dalx: \u201d Dowladdu sida ay wax u soo galaan uma bixiso\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Max\u2019ed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhaqaalo fara badan ka hesho dunida dacalladeeda , kaalmo aad u ballaaranna ay u fidiyeen adduunka maadaam aqoonsi buuxda ay ka heysato Caalamka sidaas oo ay tahay aanu wax nacfi ah ka siinin Bulshada Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay Xildhibaan Prof: Dalxa.<\/p>\n<p>Isagoo sii wata hadalkiisa ayuu Xildhibaanku sheegay In haddii dowladda Soomaaliya dhaqaalaha soo galaya aysan u bixin sida uu u sooo galayo ay adkaan doonto sida lagu gaaro Horumar.<\/p>\n<p>Si kastaba dowladda Soomaaliya ayaa heshay Ballan qaadyo dhaqaalo oo heer caalami ah si ay uga saacidaan in ay dib u kiciso Adeegayadii dowladda ee Bulshada Soomaaliyeed ay uga fadhiyeen.<\/p>\n<p> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/dalxa-150x150.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/dalxa-150x150.jpeg\" alt=\"dalxa-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20807\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Max\u2019ed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhaqaalo fara badan ka hesho dunida dacalladeeda , kaalmo aad u ballaaranna ay u fidiyeen adduunka maadaam aqoonsi buuxda ay ka heysato Caalamka sidaas oo ay tahay aanu wax nacfi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20806","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20806"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20808,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20806\/revisions\/20808"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}