{"id":20803,"date":"2014-04-25T14:10:50","date_gmt":"2014-04-25T11:10:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20803"},"modified":"2014-04-25T14:10:50","modified_gmt":"2014-04-25T11:10:50","slug":"qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-soomaaliya-ay-ka-mid-tahay-wadamada-kufsiga-ugu-badan-uu-ka-dhaco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-soomaaliya-ay-ka-mid-tahay-wadamada-kufsiga-ugu-badan-uu-ka-dhaco\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo sheegtay in Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada Kufsiga ugu badan uu ka dhaco"},"content":{"rendered":"<p>Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Wadamada Soomaaliya , Afghanistan Afrika Dhexe iyo Burma ay yihiin wadamada Kufsiga ugu badan ay ka dhacaan Caalamka.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Mon   ayaa u sababeeyay wadamadaasi waxa ku badiyay Xad gudubyada maadaama ay yihiin kuwa ay hareeyeen Khilaafyo iyo Dagaallo  u dhexeeya dowladaha dalalkaasi iyo Mucaaradkooda isagoo carabka ku adkeeyay in arrimahaasi ay fududeeyeen Kufsiga iyo Xad gudubyada loo geysto dadka taagta daran ee dumarku ay ugu horeeyaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in la iska kaashado sidii looga hortagi lahaa Xad gudubyada ay ka mid yihiin falalka Jinsiga ah ee loo maro xagga Kufsiga.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Ban-Ki-Moon_1932746c-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Ban-Ki-Moon_1932746c-150x150.jpg\" alt=\"Ban-Ki-Moon_1932746c-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20804\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Wadamada Soomaaliya , Afghanistan Afrika Dhexe iyo Burma ay yihiin wadamada Kufsiga ugu badan ay ka dhacaan Caalamka. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Mon ayaa u sababeeyay wadamadaasi waxa ku badiyay Xad gudubyada maadaama ay yihiin kuwa ay hareeyeen Khilaafyo iyo Dagaallo u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20803","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20803","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20803"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20805,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20803\/revisions\/20805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}