{"id":20798,"date":"2014-04-25T14:07:08","date_gmt":"2014-04-25T11:07:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20798"},"modified":"2014-04-25T14:07:08","modified_gmt":"2014-04-25T11:07:08","slug":"muungaab-oo-sheegay-in-la-furi-doono-waddooyinka-caasimadda-ee-haatan-xiran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/muungaab-oo-sheegay-in-la-furi-doono-waddooyinka-caasimadda-ee-haatan-xiran\/","title":{"rendered":"Muungaab oo sheegay in la furi doono Waddooyinka Caasimadda ee haatan xiran"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sareeye Guuto Xasan Max\u2019ed Xuseen Muungaab oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in ay sii xannibnaadaan waddooyina Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Muungaab ayaa sheegay in aan la aqbaleynin waddooyinka u xiran shirkadaha, Hya\u2019adaha iyo Safaaradaha , islamarkaana Maamulkiisu uu sida ugu dhaqsiyaha badan ugu furi doono shacabka.<\/p>\n<p>\u201c Maaha in Hay\u2019adaha iyo Shirkaduhu cabsadaan Caasimaddu waa Nabad Gelyo ha sugtaan ammaanka irdahooda laakiin yeysan shacabka ka xirin waddooyinka\u201d ayuu yiri Guddoomiye Muungaab.<\/p>\n<p>Tallaabada uu ka dhawaajiyay duqa Muqdisho ayaa u Muuqata mid wax ku ool ah maadaama qeybo badan oo muhim u ahayd isku socodkii dadka iyo gaadiidka ay hadda yihiin marka laga hadlayo Gobolka Banaadir kuwa gebi ahaanba xanniban.<\/p>\n<p> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/mun.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/mun.jpg\" alt=\"mun\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20799\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sareeye Guuto Xasan Max\u2019ed Xuseen Muungaab oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in ay sii xannibnaadaan waddooyina Caasimadda Muqdisho. Muungaab ayaa sheegay in aan la aqbaleynin waddooyinka u xiran shirkadaha, Hya\u2019adaha iyo Safaaradaha , islamarkaana Maamulkiisu uu sida ugu dhaqsiyaha badan ugu furi doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20798","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20800,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20798\/revisions\/20800"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}