{"id":2079,"date":"2011-07-17T19:16:03","date_gmt":"2011-07-17T19:16:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2079"},"modified":"2011-07-17T19:16:03","modified_gmt":"2011-07-17T19:16:03","slug":"xarakada-mujahidiinta-alshabaab-oo-weraray-belad-xawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/xarakada-mujahidiinta-alshabaab-oo-weraray-belad-xawo\/","title":{"rendered":"Xarakada Mujahidiinta Alshabaab Oo Weraray Belad Xawo"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"color: #333333;\"><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/warsom.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2080\" title=\"warsom\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/warsom-300x170.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"170\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/warsom-300x170.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/warsom.jpg 472w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p>Dagaal qasaaro gaystay ayaa Ciidamada dowladda iyo Ahlu Sunna oo isku dhinac ah iyo Xarakada mujaahidiinta Al Shabaab ku dhexmaray degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p><span style=\"color: #333333;\">Ciidamada mujaahidiinta Soomaaliya oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa dhowr jiho ka wareeraray degmada beled xaawo waxaana dhaxmaray dagaal mudda saacada ah socday.<\/p>\n<p><\/span><\/p>\n<p>Inta la\u2019ogyahay 4-ruux oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa ku dhimatay tiro intaasi ka badana way ku dhaawacmeen, waxaana saakay la tilmaamay in Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ay howlgallo ka bilaabeen degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo oo ay wali gacanta ku hayaan.<\/p>\n<p>\u3000Inta badan degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa \u3000ka dhaca dagaallo xooggan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG iyo Xarakada mujaahidiinta Al Shabaab,.<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong><em>warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p>Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><\/em>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/a><strong>mcaraab@hotmail.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Dagaal qasaaro gaystay ayaa Ciidamada dowladda iyo Ahlu Sunna oo isku dhinac ah iyo Xarakada mujaahidiinta Al Shabaab ku dhexmaray degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo. Ciidamada mujaahidiinta Soomaaliya oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa dhowr jiho ka wareeraray degmada beled xaawo waxaana dhaxmaray dagaal mudda saacada ah socday. Inta la\u2019ogyahay 4-ruux oo dhinacyadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2079","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2079"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2082,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2079\/revisions\/2082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}