{"id":20783,"date":"2014-04-24T21:56:21","date_gmt":"2014-04-24T18:56:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20783"},"modified":"2014-04-24T21:56:21","modified_gmt":"2014-04-24T18:56:21","slug":"raiisul-wasaare-cweli-dowladaha-darisku-ha-nagu-caawiyaan-cirib-tirka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/raiisul-wasaare-cweli-dowladaha-darisku-ha-nagu-caawiyaan-cirib-tirka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare C\/weli \u201d Dowladaha Darisku ha nagu caawiyaan Cirib tirka Al Shabaab\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Weli Sheekh Axmed  Max\u2019ed  Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo la hadlayay Warbaahinta ayaa ugu baaqay dowladaha dariska in ay ku caawiyaan Soomaaliya cirib tirka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa uga Mahad Celiyay Dowladaha jaalka ee qeybta ka ah AMISOM howl galladooda ka dhanka ah Al Shabaab isagoo tibaaxay in dabar goynta Al Shabaab ay muhim u tahay dhammaan wadamada Geeska Africa iyo guud ahaan Caalamka.<\/p>\n<p>\u201c Al Shabaab waa Mabda\u2019 laga soo Minguriyay Cududo Shisheeye oo Qatar ku ah dhammaan adduunka marka waa in aynu iska kaashanaa ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaarha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay kaabayaan AMISOM ayaa muddooyinkii dambe waday Howl gallo ku aadan sidii Al Shabaab looga sifeyn lahaa deegaanada ay Gobollada dalka uga sugan yihiin Ururka Al Shabaab<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/ra-iisul-wasaare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/ra-iisul-wasaare.jpg\" alt=\"ra-iisul-wasaare\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignleft size-full wp-image-20784\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/ra-iisul-wasaare.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/ra-iisul-wasaare-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Weli Sheekh Axmed Max\u2019ed Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo la hadlayay Warbaahinta ayaa ugu baaqay dowladaha dariska in ay ku caawiyaan Soomaaliya cirib tirka Al Shabaab. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa uga Mahad Celiyay Dowladaha jaalka ee qeybta ka ah AMISOM howl galladooda ka dhanka ah Al Shabaab isagoo tibaaxay in dabar goynta Al Shabaab ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20783","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20785,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20783\/revisions\/20785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}