{"id":20746,"date":"2014-04-22T20:44:05","date_gmt":"2014-04-22T17:44:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20746"},"modified":"2014-04-22T20:44:05","modified_gmt":"2014-04-22T17:44:05","slug":"madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyey-geeridii-xildhibaan-ccasiis-isaaq-mursale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/madaxweynaha-oo-ka-tacsiyeeyey-geeridii-xildhibaan-ccasiis-isaaq-mursale\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan C\/casiis Isaaq Mursale"},"content":{"rendered":"<p>INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN<\/p>\n<p>Mogadishu, 22 April 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum C\/casiis Isaaq Mursale oo maanta koox bistooladley ah ay ku toogteen.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa yiri \u201cInnaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun, geeridu waa xaq, waxaana tacsi u dirayaa qoyskii, Baarlamaanka, asxaabtii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii ku timid Marxuum C\/casiis Isaaq Mursale oo ahaa mudane baarlamaan oo u adeegayey shacabka iyo dalkiisa. Samir iyo Iimaan EEBBE ha naga wada siiyo, isagana Janaddii fardowsa ALLAHA ka waraabiyo. AAMIIN.\u201d<br \/>\nSidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu markale ku nuuxnuuxsaday sida ay Dowladda uga go\u2019antahay inay sii wado la dagaalanka kooxaha nabad-diidka ah, mana loo hakinayo howlaha qaranka ee muhiimka u ah shacabka. Kooxaha nabad-diidka marnaba kuma guuleysanayaan argagaxa iyo dilalka qorsheysan oo ay la beegsanayaan shaqsiyaadka u adeegaya danaha shacabka iyo tan dalka. Soomaali baa leh, waana ka gun gaareynaa kooxahan diidan nabadda iyo Soomaalinimada.<\/p>\n<p>DHAMAAD<br \/>\nAbdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Senior Advisor &#038; Spokesperson to the President of Somalia<br \/>\nyarisow@presidency.gov.so engabdirahman@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Mogadishu, 22 April 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum C\/casiis Isaaq Mursale oo maanta koox bistooladley ah ay ku toogteen. Madaxweynaha ayaa yiri \u201cInnaa Lillaahi Wa inaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20746","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20746","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20746"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20748,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20746\/revisions\/20748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}