{"id":20743,"date":"2014-04-22T20:41:47","date_gmt":"2014-04-22T17:41:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20743"},"modified":"2014-04-22T20:41:47","modified_gmt":"2014-04-22T17:41:47","slug":"gen-indha-qorshe-dhib-ayaa-heysta-ciidamada-militariga-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/gen-indha-qorshe-dhib-ayaa-heysta-ciidamada-militariga-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Gen Indha-qorshe: dhib ayaa heysta Ciidamada Militariga Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Militariga Soomaaliyeed Gen Indhaqorshe oo ka hadlayay kulan looga hadlayay amaanka ayaa sheegay in dhibaato xoogan ay heysato Ciidamada Militariga Dowlada Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gen Indhaqorshe, Taliyaha Ciidamada Militariga ayaa xusay in ay jiraan tiro yari dhanka Ciidamada islamarkaana waxuu tilmaamay in Ciidamada Militariga ay aanu xafidi Karin Degaanada laga qabsaday Dagaal yahanada Ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata Taliyaha ayaa waxuu soo hadal qaaday in Waqtiga Dowladdii Dhexe ay Ciidamada Militariga Fiisin ku lahaayeen Xerada 60 aad oo ku taala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Waxuu tibaaxay Gen Indhaqorshe in Al Shabaab ay xoogooda isugu geen doonaan Diinsoor, Baardheere iyo Degmada Jilib oo ka tirsan Gobolada Koonfureed ee Dalka Soomaaliya isagoona tilmaamay in ay halkaasi ku xoogan yihiin Al Shabaab.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/download12-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/download12-150x150-1.jpg\" alt=\"download12-150x150 (1)\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20744\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Militariga Soomaaliyeed Gen Indhaqorshe oo ka hadlayay kulan looga hadlayay amaanka ayaa sheegay in dhibaato xoogan ay heysato Ciidamada Militariga Dowlada Federaalka Soomaaliya. Gen Indhaqorshe, Taliyaha Ciidamada Militariga ayaa xusay in ay jiraan tiro yari dhanka Ciidamada islamarkaana waxuu tilmaamay in Ciidamada Militariga ay aanu xafidi Karin Degaanada laga qabsaday Dagaal yahanada Ururka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20743","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20743"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20745,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20743\/revisions\/20745"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}