{"id":2073,"date":"2011-07-17T19:08:54","date_gmt":"2011-07-17T19:08:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2073"},"modified":"2011-07-17T19:08:54","modified_gmt":"2011-07-17T19:08:54","slug":"waxgaradka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-in-laga-feejignaado-shirka-ay-qaban-qaabineyso-q-m-ee-lafilayo-inuu-kadhaco-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/waxgaradka-soomaaliyeed-oo-ku-baaqay-in-laga-feejignaado-shirka-ay-qaban-qaabineyso-q-m-ee-lafilayo-inuu-kadhaco-muqdisho\/","title":{"rendered":"Waxgaradka Soomaaliyeed Oo Ku Baaqay In Laga Feejignaado Shirka Ay Qaban Qaabineyso Q.M Ee Lafilayo Inuu Kadhaco Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/824.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2076\" title=\"824\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/824-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/824-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/824.jpg 264w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Wixii ka dambeeyay markii Q,M ay sheegtay in shir looga hadlaayo arimaha Somaalia ay ku qaban doonto qeybo kamida dalka ayaa waxaa isa soo tarayay can baareynta loo jeedinayo shirkaasi.<\/p>\n<p>Ugaas max\u2019ed wali oo kamida wax garadka Somaaliyeed isla markaana u waramaya warbaahinta ayaa sheegay in shirka Q,M ay soo qaba qaabisay ee lagu wado in uu dhawaan ka dhaco magaalada Karoowe ee maamulka isku magacaabay Puntland uu yahay mid loogu adeegayo danaha dowlada faragalinta ku haaya dalka Somaalia.<br \/>\nWaxa uu carabka ku dhuftay in shirkaasi uu yahay mid lagu shirqoolayo umada Somaaliyeed waxana uu shacbka ugu baaqay in ay ka feejignaadaan shir qoolkaasi.<br \/>\nUgaaska oo hadalkiisa siiwata ayaa intaasi ku daray in dadka Somaaliyeed marnaba aynan ogolaan in aayaha wadan kooda ay maamulaan Ogostiina Mahiiga iyo Yuweeri musefeni.<br \/>\nHadalkaan kasoo baxay ugaaska ayaa kusoo aadaya xili Q,M ay qaban qaabineyso shir ay sheegtay in looga hadlaay arimaha Somaaliya islamarkaana ay kasoo qeyb galayaan maamulka goboleedyada u adeega danaha itoopia iyo yugaandha iyo DKMG.<\/p>\n<p><strong><em>warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p>Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><\/em>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/a><strong>mcaraab@hotmail.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Wixii ka dambeeyay markii Q,M ay sheegtay in shir looga hadlaayo arimaha Somaalia ay ku qaban doonto qeybo kamida dalka ayaa waxaa isa soo tarayay can baareynta loo jeedinayo shirkaasi. Ugaas max\u2019ed wali oo kamida wax garadka Somaaliyeed isla markaana u waramaya warbaahinta ayaa sheegay in shirka Q,M ay soo qaba qaabisay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2073","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2073"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2078,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2073\/revisions\/2078"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}