{"id":20722,"date":"2014-04-22T20:33:18","date_gmt":"2014-04-22T17:33:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20722"},"modified":"2014-04-22T20:33:18","modified_gmt":"2014-04-22T17:33:18","slug":"maamulka-g-banaadir-oo-isbedel-la-taaban-karo-ka-sameeyay-caasimadda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/maamulka-g-banaadir-oo-isbedel-la-taaban-karo-ka-sameeyay-caasimadda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Maamulka G.Banaadir oo Isbedel la taaban karo ka sameeyay Caasimadda Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdi Baasid Max\u2019ed C\/raxmaan oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho islmarkaana ka hadlay arrimo badan oo quseeya Maamulka Gobolka Banaadir aya ugu horeyn waxa uu faah faahin ka bixiyay Isbedelladii Maamulkiu uu ku tillaabsaday tan iyo markii Maamulkaas uu Majaraha u qabtay Sareeye Guuto Xasan Max\u2019ed Xuseen Muungaab.<\/p>\n<p>Mr Cabdi Baasid ayaa sheegay in Isbedello la taaban karo uu ka sameeyay Maamullada Degmooyinka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dhanka kale Afhayeenka ayaa waxa uu tilmaamay in Mashaariicdii dib u dhiska Cisbitaalada iyo Goobaha Waxbarashada ay ka socoto Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa isbedel la taaban karo oo dhan weliba ah waxa uu Muddooyinkii dambe ka waday Caasimadda Muqdisho isagoo sheegay in weli Maamulku uu sii dar dar gelin doono howlahaasi .<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Muungaab20140304_1-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Muungaab20140304_1-150x150.jpg\" alt=\"Muungaab20140304_1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20724\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdi Baasid Max\u2019ed C\/raxmaan oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho islmarkaana ka hadlay arrimo badan oo quseeya Maamulka Gobolka Banaadir aya ugu horeyn waxa uu faah faahin ka bixiyay Isbedelladii Maamulkiu uu ku tillaabsaday tan iyo markii Maamulkaas uu Majaraha u qabtay Sareeye Guuto Xasan Max\u2019ed Xuseen Muungaab. Mr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20722","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20722"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20725,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20722\/revisions\/20725"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}