{"id":2068,"date":"2011-07-17T18:54:29","date_gmt":"2011-07-17T18:54:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2068"},"modified":"2011-07-17T18:54:29","modified_gmt":"2011-07-17T18:54:29","slug":"meydka-gabar-sixun-loo-dilay-islamarkaana-lafaraxumeeyay-lagu-arkay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/meydka-gabar-sixun-loo-dilay-islamarkaana-lafaraxumeeyay-lagu-arkay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Meydka Gabar Sixun Loo Dilay Islamarkaana Lafaraxumeeyay Lagu Arkay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/kufsi_813803702.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2069\" title=\"kufsi_813803702\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/kufsi_813803702-300x233.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"233\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/kufsi_813803702-300x233.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/kufsi_813803702.jpg 318w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p><span style=\"color: #333333;\"><span style=\"color: #333333;\">Meydka gabar yar oo 12 sano jir ah<\/p>\n<p><\/span>oo la faraxumeeyay ayaa lagu arkay Xaafadda ku taalla Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.<\/span><span style=\"color: #333333;\">Dadka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka mudug ayaa usheegay wakaalada warsom iney saakay kusoo toosay Meydka gabar yar oo surka laga jaray islamarkaana kufsi arxan darro ah lagula kacay.<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p>Gabadha oo magaceeda lagu soo koobiyay Idman ayaa da\u2019deedu lagu sheegay 12-jir, waxaana laga helay Meydkeeda sar qabyo ah oo ku taala Koofurta Gaalkacyo, waxaana la tilmaamay in gabadhaasi markii la faraxumeeyay kadib lagu dilay.<\/p>\n<p>Gabadhaani oo la sheegay in shalay ay afduubteen kooxo hubaysan ayaa ilaa iyo iminka la\u2019ogayn sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilka loogaystay mana jiro wax war ah oo kasoo baxay Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Galmudug oo ku aadan dilka loo gaystay gabadhaasi aadka u da\u2019yar.<\/p>\n<p><span style=\"color: #333333;\">Magaalada Gaalkacyo waxaa si joogto ah ugu dhaca falalka noocaan oo kale ah ee dhibaatada loogu geysanayo dadka rayidka ah.<\/p>\n<p><\/span><\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong><em>warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/p>\n<p>Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<\/p>\n<p><\/em>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/a><strong>mcaraab@hotmail.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka Soomaaliya \u00a0 Meydka gabar yar oo 12 sano jir ah oo la faraxumeeyay ayaa lagu arkay Xaafadda ku taalla Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.Dadka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka mudug ayaa usheegay wakaalada warsom iney saakay kusoo toosay Meydka gabar yar oo surka laga jaray islamarkaana kufsi arxan darro ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2068","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2068"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2072,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2068\/revisions\/2072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}