{"id":20645,"date":"2014-04-19T17:15:35","date_gmt":"2014-04-19T14:15:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20645"},"modified":"2014-04-19T17:20:42","modified_gmt":"2014-04-19T14:20:42","slug":"ciidanka-militariga-oo-dagaal-culus-ku-qaaday-gudoomiyaha-degmada-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/ciidanka-militariga-oo-dagaal-culus-ku-qaaday-gudoomiyaha-degmada-balcad\/","title":{"rendered":"Ciidanka Militariga Oo Dagaal Culus Ku Qaaday Gudoomiyaha Degmada Balcad"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/cidan.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/cidan.jpeg\" alt=\"cidan\" width=\"311\" height=\"162\" class=\"alignleft size-full wp-image-20648\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/cidan.jpeg 311w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/cidan-300x156.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 311px) 100vw, 311px\" \/><\/a><br \/>\nWararka inaga soo gaaraaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Militariga iyo Nabad Suggida, ay weerar xoogan ku qaadeen Degmadaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada Nabad Suggida iyo Militariga, ayaa xilligaan Degmadda Balcad kula dagaalamaaya Ciidamada Gudoomiyaha Degmada Balcad Cismaan Maxamed Maxamud (Xaadoole).<\/p>\n<p>Ciidamada weerarka qaaday, ayaa waxaa horkacaaya Taliyaha qaybta 1-aad ee Ciidanka Xoogga General Maxamuud Maxamed Xasan (Qaafoow), iyadoo loo diray sidii ay meesha kaga saari lahaayeen Cismaan Xaadoole.<\/p>\n<p>Ciidanka Xaadoole, ayaa iska caabin xoogan kala horyimid Ciidamada Militariga iyo Nabad Suggida, lamana garanaayo waxa ay ku dambeen doonto xaalada Degmada Balcad.<\/p>\n<p>Ninka la weeraray oo Deegaan ahaan ka soo jeedo Degmada Balcad, ayaa la soo sheegayaa in ay u dagaalamayaan dagaal-yahano Deegaanka ah, isagana ka amarqaata.<\/p>\n<p>Cismaan Xaadoole, ayaa si kulul loogu eedeeyay in uu ka dambeeyay dagaalkii Jimcihii ka dhacay Degmada Balcad, waxayna muddooyinkaan dambe is hayeen Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Cabdi Jiinow Calasow.<\/p>\n<p>Cabdi Jiinow, ayaa saakay ku goodiyay Dowladda Federalka ee Soomaaliya in ay tallaabo adag ka qaadi doonto Cismaan Xaadoole, sidoo kalana uu ku eedeeyay in uu kahor yimid xil ka qaadis uu ku sameeyay, muddo 6 bilood laga jooggo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka inaga soo gaaraaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Militariga iyo Nabad Suggida, ay weerar xoogan ku qaadeen Degmadaasi. Ciidamada Nabad Suggida iyo Militariga, ayaa xilligaan Degmadda Balcad kula dagaalamaaya Ciidamada Gudoomiyaha Degmada Balcad Cismaan Maxamed Maxamud (Xaadoole). Ciidamada weerarka qaaday, ayaa waxaa horkacaaya Taliyaha qaybta 1-aad ee Ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20645","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20645"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20649,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20645\/revisions\/20649"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}