{"id":20629,"date":"2014-04-18T20:00:32","date_gmt":"2014-04-18T17:00:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20629"},"modified":"2014-04-18T20:00:32","modified_gmt":"2014-04-18T17:00:32","slug":"dr-abdirahman-d-beileh-oo-kala-hadlay-stefano-porretti-heshiis-cusub-oo-dowladda-soomaaliya-la-saxiixato-heyadda-wfp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/dr-abdirahman-d-beileh-oo-kala-hadlay-stefano-porretti-heshiis-cusub-oo-dowladda-soomaaliya-la-saxiixato-heyadda-wfp\/","title":{"rendered":"Dr. Abdirahman D. Beileh oo kala hadlay Stefano Porretti heshiis cusub oo dowladda Soomaaliya la saxiixato hey\u2019adda WFP."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wafdi uu hogaaminayo Stefano Porretti oo ah Wakiilka ahna agaasimaha u qaabilsan hey\u2019adda WFP wadanka Soomaaliya , waxa ayna ka wada hadleen arrimaha gargaarka iyo heshiis cusub oo dhexmara Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hey\u2019adaasi.<\/p>\n<p>H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa ammaan iyo bogaadin u jeediyay howlaha gargaar ee hey\u2019adda WFP ay ka fuliso wadanka Soomaaliya ,waxa uuna codsaday  in hey\u2019addu ay kaalin balaaran ka qaadato taakuleynta dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobolada , degmooyinka iyo deegaanada dhowaan laga xoreeyay kooxda nabad diidka oo baahi weyn u qaba gargaar samafal oo dhanka cunnada iyo dawada.<\/p>\n<p>Kulankani ayaa waxaa sidoo kale looga dooday , laguna falan-qeeyay dib u eegis lagu sameeyo heshiiska howlgalka hey\u2019adda WFP ee Soomaaliya , iyadoo dib loo saxiixanayo heshiis cusub .<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in Jamhuuriyadda Soomaaliya ay heshiis la saxiixatay hey\u2019adda WFP sanadkii 1967-dii , waxaana la isla gartay iyadoo la tixraacayo wadashaqeynta xoogan ee u dhaxeysa dowladda iyo hey\u2019adaasi in dib loo saxiixdo heshiis cusub oo waxtar iyo qiimo u leh dalka.<\/p>\n<p>Kulankani oo ku soo idlaaday jawi isfaham leh , ayaa waxaa goobjoog ka ahaa agaasimaha waaxda ururada adduunka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga Ali Mohamed Ali iyo saraakiil kale oo Wasaaradda iyo hey\u2019adda WFP ka kala tirsan.<\/p>\n<p>Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda<br \/>\nSection of Press and Public Relations<br \/>\nFollow us on Twitter and Connect to our Facebook page<br \/>\n<a class=\"twitter-timeline\" data-width=\"696\" data-height=\"1000\" data-dnt=\"true\" href=\"https:\/\/twitter.com\/MofaSomalia?ref_src=twsrc%5Etfw\">Tweets by MofaSomalia<\/a><script async src=\"https:\/\/platform.twitter.com\/widgets.js\" charset=\"utf-8\"><\/script><br \/>\nhttps:\/\/www.facebook.com\/mofa.somalia<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wafdi uu hogaaminayo Stefano Porretti oo ah Wakiilka ahna agaasimaha u qaabilsan hey\u2019adda WFP wadanka Soomaaliya , waxa ayna ka wada hadleen arrimaha gargaarka iyo heshiis cusub oo dhexmara Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hey\u2019adaasi. H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20629","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20631,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20629\/revisions\/20631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}