{"id":20618,"date":"2014-04-18T19:57:26","date_gmt":"2014-04-18T16:57:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20618"},"modified":"2014-04-18T19:58:06","modified_gmt":"2014-04-18T16:58:06","slug":"duqa-muqdisho-ilama-aha-in-uu-jiro-muwaadin-soomaaliyeed-ee-maanta-rabitaan-u-haya-al-qaacida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/duqa-muqdisho-ilama-aha-in-uu-jiro-muwaadin-soomaaliyeed-ee-maanta-rabitaan-u-haya-al-qaacida\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho \u201d ilama aha in uu jiro Muwaadin Soomaaliyeed ee maanta rabitaan u haya Al Qaacida\u201d"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Muungaab-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Muungaab-1.jpg\" alt=\"Muungaab-1\" width=\"640\" height=\"427\" class=\"alignleft size-full wp-image-20622\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Muungaab-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Muungaab-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sareeye Guuto Xasan Max\u2019ed Xuseen Muungaab ayaa ka dalbaday dhammaan shacabka Muqdisho in Maamulkiisa ay ku gacansiiyaan ka hortagga Kooxo Al Shabaab oo uu sheegay in ay ku dhuumaaleysanayaan Muqdisho qeybo ka mid ah.<\/p>\n<p>Mr Muungaab ayaa shaaca ka qaaday in Al Shabaab ay xambaarsan yihiin Fikradda Al qaacida taas oo uu sheegay in aanu ahayn mid Maslaxad Soomaali ah ee ay tahay fikir dhammaan qeybaha Al Qaacida ee daafaha Caalamka ay ku dhaqmaan sidaa darted loo baahan yahay in loo babac dhigo ka hortaggooda.<\/p>\n<p>\u201c Maanta isma lihi waxaa jira qof Soomaliyeed oo rabitaan u haya Ururka Al qaacid ama Al Shabaab\u201d ayuu yiri Sareeyo Guuto Xasan Max\u2019ed Xuseen Muungaav.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sareeyo Guuto Xasan Max\u2019ed Xuseen Muungaab oo Maamulkiisa indhawaanahaan uu waday isbedello dhan weliba ah oo ay ugu Muhiimsantahay xagga amniga ayaa dadaal ugu jira in Caasimadda ay caaganaadaan dagaalamayaasha Al Shabaab oo la sheego in caqabad ay ku yihiin Nabad Gelyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sareeye Guuto Xasan Max\u2019ed Xuseen Muungaab ayaa ka dalbaday dhammaan shacabka Muqdisho in Maamulkiisa ay ku gacansiiyaan ka hortagga Kooxo Al Shabaab oo uu sheegay in ay ku dhuumaaleysanayaan Muqdisho qeybo ka mid ah. Mr Muungaab ayaa shaaca ka qaaday in Al Shabaab ay xambaarsan yihiin Fikradda Al qaacida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20618","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20618"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20623,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20618\/revisions\/20623"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}