{"id":20578,"date":"2014-04-16T16:12:57","date_gmt":"2014-04-16T13:12:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20578"},"modified":"2014-04-16T16:12:57","modified_gmt":"2014-04-16T13:12:57","slug":"taliyaal-uganda-ka-tirsan-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-taba-bar-siiyeen-dagaalyahanno-al-shabaab-ka-tirsan-oo-maxkamad-ka-soo-muuqday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/taliyaal-uganda-ka-tirsan-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-taba-bar-siiyeen-dagaalyahanno-al-shabaab-ka-tirsan-oo-maxkamad-ka-soo-muuqday\/","title":{"rendered":"Taliyaal Uganda ka tirsan oo lagu eedeeyay in ay taba bar siiyeen dagaalyahanno Al Shabaab ka tirsan oo Maxkamad ka soo muuqday"},"content":{"rendered":"<p>Sida uu daabcay Wargeyska New Version ee ka soo baxa dalka Uganda Ciidamada Uganda ee qaybta ka ah howl galka AMISOM ayaa la sheegay in ay tababar siyeen 10 dagaalyahanno oo Xarakada Al Shabaab ka tirsan sida ay ku amreen Taliyaashooda.<\/p>\n<p>Laba alifle Jackson Byabagambi ayaa Maxkamada Milatari oo ku taala duleedka  Magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ka sheegay maalintii talaadada ahayd in dabayaqadii bishii May dagaalyahano Al Shabaab ka tirsan lagu tababaray Xerada Jazeera ee Magaalada Casimadda ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Gaashaanle sare Frank Kawero, oo mar ahaa Madaxa tababarrada xarunta Jazeera iyo sidoo kale Kabtan Xasan Wantimba, oo isna horey u ahaa Madaxa Saraakiisha tabababarada bixineysay ayaa maxkamad ku taalla dalka Uganda uga soo muuqan doona iyaga oo loo haysto in ay si qarsoodi ah  dagaalyahanno Xarakada  Shabaab ka tirsan ay u soo galiyeen xarunta Tabababarada Jazeera si ay tababar ugu qataan ugana qayb galaan tababar ka soconayay Xeradaasi.<\/p>\n<p>Labo alifle Byabagambi ayaa Maxkamada horteeda ka cadeeyay in dagaalyanadda Xarakada Al Shabaab ka tirsanaa lagu tababary amar ka soo baxay Watimba, isagoo intaasi ku daray in Abaanduulaha Ciidamada Xooga   dalka Soomaaliyeed  uu ka joojiyay tababarka la siinayay Dagaalyahanada Al Shabaab ka tirsanaa, waayo lama garanaynin Nimankasi  tababarkooduna ma ahayn mid horay loo sii qorsheeyay ayuu yiri Byabagambi oo maxkamada horteeda ka hadlayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida uu daabcay Wargeyska New Version ee ka soo baxa dalka Uganda Ciidamada Uganda ee qaybta ka ah howl galka AMISOM ayaa la sheegay in ay tababar siyeen 10 dagaalyahanno oo Xarakada Al Shabaab ka tirsan sida ay ku amreen Taliyaashooda. Laba alifle Jackson Byabagambi ayaa Maxkamada Milatari oo ku taala duleedka Magaalada Kampala ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20578","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20580,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20578\/revisions\/20580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}