{"id":20570,"date":"2014-04-15T19:58:14","date_gmt":"2014-04-15T16:58:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20570"},"modified":"2014-04-15T19:58:14","modified_gmt":"2014-04-15T16:58:14","slug":"degmada-qoryooleey-oo-la-sheegay-in-ay-godoon-tahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/degmada-qoryooleey-oo-la-sheegay-in-ay-godoon-tahay\/","title":{"rendered":"Degmada Qoryooleey oo la sheegay in ay Go\u2019doon tahay"},"content":{"rendered":"<p>Qoryooley (Sh M Network)-Wararka aan ka heleyno degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku soo warramaya in xalay ay Kooxo ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku soo qaadeen saldhigyo Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay ku leeyihiin  degmadaasi.<\/p>\n<p>Kadib weerarkaas oo dagaal uu ka dhacay degmada Qoryooleey ayaan la ogeyn wax khasaaro ah oo ka dhashay iyadoo la tilmaamayo in kadib dagaalka ay dib halkaas uga ruuqaansadeen Kooxihii weerarka soo qaaday ee Al Shabaab.<\/p>\n<p>Dhanka kale sayid Cali oo ka mid ah Masuuliyiinta Maamulka dowladda Soomaaliya ee degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in degmada Qoryooleey ay tahay mid gebi ahaan go\u2019doonsan.<\/p>\n<p>\u201c dhammaan waddooyinka soo gala degmada Qoryooleey waxaa xannibay Al Shabaab \u201c ayuu yiri Masuulkaasi ka tirsan Maamulka Dowladda Soomaaliya ee degmada Qoryooley.<\/p>\n<p>Si kastaba Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa horay gacan ku heynteeda lagala wareegay Ururka Al Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoryooley (Sh M Network)-Wararka aan ka heleyno degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku soo warramaya in xalay ay Kooxo ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku soo qaadeen saldhigyo Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay ku leeyihiin degmadaasi. Kadib weerarkaas oo dagaal uu ka dhacay degmada Qoryooleey ayaan la ogeyn wax khasaaro ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20570","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20570"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20572,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20570\/revisions\/20572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}