{"id":20566,"date":"2014-04-15T19:36:41","date_gmt":"2014-04-15T16:36:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20566"},"modified":"2014-04-15T19:36:41","modified_gmt":"2014-04-15T16:36:41","slug":"isbaarooyin-la-qaaday-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/isbaarooyin-la-qaaday-gobolka-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Isbaarooyin la qaaday Gobolka Shabeelaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka dhinaca arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ee dowladda Soomaaliya Cumar Max\u2019ud Cilmi Carabeey ayaa sheegay in ay qaadeen Ciidamada ammaanka Gobolkaasin dhowr Jid gooyo sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Cumar Carabeey ayaa sheegay in kadib markii ay isi soo tareen Cabashada dadka deegaanka ay go\u2019aansadeen in dadka laga dul qaado heeryada Isbaarooyinkaas sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in ay sii socon doonaan Howl gallada ay Isbaarooyinka kaga sifeynayaan deegaanada Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa yaalla Jid gooyooyin aad u fara badan oo shacabka iyo gaadiidkooda looga qaado Lacago sharci darro ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka dhinaca arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ee dowladda Soomaaliya Cumar Max\u2019ud Cilmi Carabeey ayaa sheegay in ay qaadeen Ciidamada ammaanka Gobolkaasin dhowr Jid gooyo sida uu hadalka u dhigay. Cumar Carabeey ayaa sheegay in kadib markii ay isi soo tareen Cabashada dadka deegaanka ay go\u2019aansadeen in dadka laga dul qaado heeryada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20566","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20568,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20566\/revisions\/20568"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}