{"id":20558,"date":"2014-04-15T19:31:34","date_gmt":"2014-04-15T16:31:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20558"},"modified":"2014-04-15T19:31:34","modified_gmt":"2014-04-15T16:31:34","slug":"guddoomiyaha-cusub-ee-degmada-xweyne-amniga-ayaan-mudnaanta-siinayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/guddoomiyaha-cusub-ee-degmada-xweyne-amniga-ayaan-mudnaanta-siinayaa\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Cusub ee degmada X\/weyne\u201d Amniga ayaan Mudnaanta siinayaa\u201d."},"content":{"rendered":"<p>C\/qaadir Max\u2019ed C\/qaadir Guddoomiyaha Cusub ee degmada X\/weyne ee Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta ka hadlayay Munaasabad uu xilka kula wareegayay ayaa sheegay in uu wax ka qaban doono ammaanka degmadaasi Xamar Weyne.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in uu qaabeyn doono Ciidamada Boliiska iyo Nabad Sugida ka howl gala degmada X\/weyne ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>\u201c waxaan kaloo ka shaqeyn doonaan Horumarinta adeega Bulshada degmada Xamarweyne, iyo kor u qaadista dhaqaalaha degmada\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha Cusub ee degmada Xamar Weyne.<\/p>\n<p>Magacaabista Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Xamar Weyne  C\/qaadir Max\u2019ed C\/qaadir ayaa qeyb ka ah isbedallada wax ku oolka ah uu la yimid Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho iyadoo Shacabka degmada Xamar Weyne ku dhaqanna ay sheegeen in tallaabo uu duqa Muqdisho xagga Cadaaladda horay ugu qaaday ay tahay Magacaabista C\/qaadir Max\u2019ed C\/qaadir oo ka soo jeeda degmadaasi.<\/p>\n<p> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/carab_sudan-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/carab_sudan-150x150.jpg\" alt=\"carab_sudan-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20559\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/qaadir Max\u2019ed C\/qaadir Guddoomiyaha Cusub ee degmada X\/weyne ee Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta ka hadlayay Munaasabad uu xilka kula wareegayay ayaa sheegay in uu wax ka qaban doono ammaanka degmadaasi Xamar Weyne. Guddoomiyaha ayaa sheegay in uu qaabeyn doono Ciidamada Boliiska iyo Nabad Sugida ka howl gala degmada X\/weyne ee Gobolka Banaadir. \u201c waxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20558","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20558"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20561,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20558\/revisions\/20561"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}