{"id":20550,"date":"2014-04-14T20:21:38","date_gmt":"2014-04-14T17:21:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20550"},"modified":"2014-04-14T20:21:38","modified_gmt":"2014-04-14T17:21:38","slug":"wafdi-uu-hogaaminayo-gudoomiyaha-baarlamaanka-oo-gaaray-magaalda-rome-ee-dalka-talyaaniga-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/wafdi-uu-hogaaminayo-gudoomiyaha-baarlamaanka-oo-gaaray-magaalda-rome-ee-dalka-talyaaniga-sawirro\/","title":{"rendered":"Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalda Rome ee Dalka Talyaaniga \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane<br \/>\nMaxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa<br \/>\ngaaray magaalada Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga ayadoo wafdiga<br \/>\nGudoomiyahana ay kusoo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha FIUMICINO Airport<br \/>\nee magaalada Rome kusoo dhaweeyey mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda<br \/>\nTalyaaniga, Safiirka Soomaaliya ee dalkan iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Booqashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari<br \/>\niyo wafdigiisa ay ku joogaan dalkan Talyaaniga ayaa qaadan doonta mudo<br \/>\nShan cisho ah waxaana ay ka dambeysay kadib markii uu casuumad rasmi ah ka<br \/>\nhelay dhigiisa dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya<br \/>\noo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha FULIMICINO Airport ee<br \/>\nmagaalada Rome ayaa xusay in booqashada isaga iyo wafdigiisa ay ku joogaan<br \/>\ndalkan Talyaaniga ay dhidibada u aasi doonto wadashaqeyn iyo iskaashi<br \/>\ndhexmara Baarlamaannada Soomaaliya iyo Talyaaniga.<\/p>\n<p>Maalinnimada burrito ah Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa waxa ay<br \/>\nkulammo la qaadan doonaan xildhibaanno ka kala socda xisbiyada<br \/>\ndalkan,gudoomiyaha aqalka Senetka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka<br \/>\nTalyaaniga ayadoo sidoo kalena uu Gudoomiyaha booqon doono magaalooyin<br \/>\ntaariikhi ah oo ku yaala dalkan Talyaaniga oo ay ka mid tahay magaalada<br \/>\nNapoli.<\/p>\n<p>IMG_5285<\/p>\n<p>IMG_5287<\/p>\n<p>IMG_5301<\/p>\n<p>IMG_5306<\/p>\n<p>IMG_5310<\/p>\n<p>IMG_5322<\/p>\n<p>IMG_5323<\/p>\n<p>IMG_5329<\/p>\n<p>IMG_5331<\/p>\n<p>IMG_5332<\/p>\n<p>IMG_5348<\/p>\n<p>IMG_5354<\/p>\n<p>IMG_5357<\/p>\n<p>IMG_5363<\/p>\n<p>IMG_5364<\/p>\n<p>IMG_5368<\/p>\n<p>IMG_5369<\/p>\n<p>IMG_5370<\/p>\n<p>IMG_5377<\/p>\n<p>IMG_5381<\/p>\n<p>IMG_5397<\/p>\n<p>IMG_5402<\/p>\n<p>IMG_5412<\/p>\n<p>IMG_5421<\/p>\n<p>\u2014DHAMAAD\u2014<\/p>\n<p>Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Gudoonka Baarlamaanka<\/p>\n<p>Media &#038; Public Relation Office Of Speaker<\/p>\n<p>Email:- Media@parliament.gov.so<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/6.jpg\" alt=\"6\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20551\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga ayadoo wafdiga Gudoomiyahana ay kusoo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha FIUMICINO Airport ee magaalada Rome kusoo dhaweeyey mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Talyaaniga, Safiirka Soomaaliya ee dalkan iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed. Booqashada Gudoomiyaha Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20550","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20550","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20550"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20553,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20550\/revisions\/20553"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}