{"id":20543,"date":"2014-04-14T20:16:50","date_gmt":"2014-04-14T17:16:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20543"},"modified":"2014-04-14T20:16:50","modified_gmt":"2014-04-14T17:16:50","slug":"kenya-oo-kumanaan-askari-oo-dheeraad-ah-u-qoraneysa-ammaan-darida-ka-jirta-dalkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/kenya-oo-kumanaan-askari-oo-dheeraad-ah-u-qoraneysa-ammaan-darida-ka-jirta-dalkeeda\/","title":{"rendered":"Kenya oo Kumanaan Askari oo dheeraad ah u qoraneysa Ammaan darida ka jirta Dalkeeda"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto aya shaaca ka qaaday in dowladiisu ay bilowday qorida in ka badan 10,000 oo askari oo hor leh, kuwaasi  oo ay ugu talagashay xaqiijinta ammaanka liita ee Kenya ka jira.<\/p>\n<p>\u201cwaxaanu amarnay qorida 10,000 oo Askari, waxa ayna askartan aan qoreyno ka shaqayn doonaan la dagaalanka argagaxisada iyo sugida ammaanka dalka Kenya si aan u badbaadino dadka Kenyaanka ah iyo hantidoobada\u201d sidaasi waxa yiri Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.\u201d<\/p>\n<p>Mr Ruto ayaa xusay in Ciidamada ammaanka Kenya la siin doono tababarro dheraad ah, isagoo sidoo kale sheegay in lagu  samayn doono  qalabayn, si ay wax uga qabtaan ammaan darrida ka soo cusboontay dalka Kenya.<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweyne ku xigeenka Kenya Rutto ayaa imaanaya xili dowladaha Turkiga iyo Kenya ay kala saxiixdeen heshiis iskaashi, iyadoo dowlada Turkiga ay sheegtay in tababaro ay siin doonto Ciidamada Kenya ayna si wadajir ah isaga kaashan doonaan la dagaalanka Kooxaha Argagaxisda ee Weerarada ka gaysta dalka Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto aya shaaca ka qaaday in dowladiisu ay bilowday qorida in ka badan 10,000 oo askari oo hor leh, kuwaasi oo ay ugu talagashay xaqiijinta ammaanka liita ee Kenya ka jira. \u201cwaxaanu amarnay qorida 10,000 oo Askari, waxa ayna askartan aan qoreyno ka shaqayn doonaan la dagaalanka argagaxisada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20543","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20546,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20543\/revisions\/20546"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}