{"id":20540,"date":"2014-04-14T20:15:48","date_gmt":"2014-04-14T17:15:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20540"},"modified":"2014-04-14T20:15:48","modified_gmt":"2014-04-14T17:15:48","slug":"dr-abdirahman-d-beileh-oo-ka-gudoomay-safiirka-cusub-ee-dowladda-burundi-koobi-ka-mid-ah-warqadihiisa-aqoonsiga-danjiranimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/dr-abdirahman-d-beileh-oo-ka-gudoomay-safiirka-cusub-ee-dowladda-burundi-koobi-ka-mid-ah-warqadihiisa-aqoonsiga-danjiranimo\/","title":{"rendered":"Dr. Abdirahman D. Beileh oo ka gudoomay Safiirka cusub ee dowladda Burundi koobi ka mid ah Warqadihiisa aqoonsiga danjiranimo."},"content":{"rendered":"<p>Mogadishu, April 14, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka gudoomay koobi ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Joseph Nkurunziza oo ah Safiirka cusub ee dowladda Burundi u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya .<\/p>\n<p>Mudadii kulanka uu socday ayaa waxaa la iskula soo qaaday Xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Burundi , qaabkii lagu xoojin lahaa , laguna horumarin lahaa xiriir dhinacyo badan leh oo ay yeeshaan labada dal .<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa u rajeeyay Danjire Nkurunziza howl qabad wacan .<\/p>\n<p>Dhankiisa ambassador Joseph Nkurunziza ayaa waxa uu carabaabay inuu ka shaqeyn doono xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dal  iyo wax waliba oo u adeegaya danaha wadaagga ah ee Soomaaliya iyo Burundi .<\/p>\n<p>Kulankani oo ku soo dhamaaday jawi aad u wanaagsan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Adv. Hersi Haji Olosow oo ah agaasimaha guud hab maamuuska qaranka iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga.<\/p>\n<p>Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda<br \/>\nSection of Press and Public Relations<br \/>\nFollow us on Twitter and Connect to our Facebook page<br \/>\n<a class=\"twitter-timeline\" data-width=\"696\" data-height=\"1000\" data-dnt=\"true\" href=\"https:\/\/twitter.com\/MofaSomalia?ref_src=twsrc%5Etfw\">Tweets by MofaSomalia<\/a><script async src=\"https:\/\/platform.twitter.com\/widgets.js\" charset=\"utf-8\"><\/script><br \/>\nhttps:\/\/www.facebook.com\/mofa.somalia<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/download-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/download-1.jpg\" alt=\"download (1)\" width=\"260\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-20541\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mogadishu, April 14, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka gudoomay koobi ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Joseph Nkurunziza oo ah Safiirka cusub ee dowladda Burundi u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya . Mudadii kulanka uu socday ayaa waxaa la iskula soo qaaday Xiriirka laba geesoodka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20540","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20542,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20540\/revisions\/20542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}