{"id":20515,"date":"2014-04-13T16:59:55","date_gmt":"2014-04-13T13:59:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20515"},"modified":"2014-04-13T17:03:02","modified_gmt":"2014-04-13T14:03:02","slug":"federaalka-iyo-maamulka-jubba-oo-iska-kaashanaya-la-dagaalanka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/federaalka-iyo-maamulka-jubba-oo-iska-kaashanaya-la-dagaalanka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Federaalka Iyo Maamulka Jubba Oo Iska Kaashanaya La Dagaalanka Al Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/CabdiweliAxmed-Madoobe120414-400x240.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/CabdiweliAxmed-Madoobe120414-400x240.jpg\" alt=\"CabdiweliAxmed-Madoobe120414-400x240\" width=\"400\" height=\"240\" class=\"alignleft size-full wp-image-20517\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/CabdiweliAxmed-Madoobe120414-400x240.jpg 400w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/CabdiweliAxmed-Madoobe120414-400x240-300x180.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/><\/a><br \/>\nRaysalwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed oo shalay (Sabti) booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa maanta kormeer ku maraya xarumaha magaaladaasi.<\/p>\n<p>Raysalwasaaraha ayaa xalay kulan la yeeshay hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo saraakiisha ciidamada waxayna ka wadahadleen sidii dar dar loo gelin lahaa la dagaalanka xarakada Al Shabaab.<\/p>\n<p>Dowlada Federaalka ayaa u balan qaaday maamulka Jubba in gacan laga siin doono dhameystirka qalabka ciidanka sidii ay u gudan lahaayeen hawlaha amni sugida.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa lagu wadaa in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Federaalka ay duulaan ku qaadaan magaalada Barawe ee gobalka Shabeelada hoose halkaasi oo hada ah fariisinka ugu weyn ee Al Shabaab. <\/p>\n<p>Maamulka Jubba ayaa dhankiisa doonaya inuu la wareego deegaanada gobalada Gedo iyo Jubbada Dhexe oo ay qeybo kamid ah weli ku sugan yihiin Al Shabaab.<\/p>\n<p>Raysalwasaare Cabdiweli ayaa maanta (Axad) lagu wadaa inuu kormeer ku tago xarumaha dowlada iyo Dekkada magaalada Kismaayo. Wuxuuna sidoo kale kulamo la leeyahay Bulshada Rayidka iyo beelaha magaalada ku dhaqan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysalwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed oo shalay (Sabti) booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa maanta kormeer ku maraya xarumaha magaaladaasi. Raysalwasaaraha ayaa xalay kulan la yeeshay hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo saraakiisha ciidamada waxayna ka wadahadleen sidii dar dar loo gelin lahaa la dagaalanka xarakada Al Shabaab. Dowlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20515","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20515"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20519,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20515\/revisions\/20519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}