{"id":20500,"date":"2014-04-10T19:45:17","date_gmt":"2014-04-10T16:45:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20500"},"modified":"2014-04-10T19:47:21","modified_gmt":"2014-04-10T16:47:21","slug":"rail-odinga-oo-eedeeyay-dowlada-dalka-kenya-sida-ay-ua-dhaqmayso-shacabka-soomaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/rail-odinga-oo-eedeeyay-dowlada-dalka-kenya-sida-ay-ua-dhaqmayso-shacabka-soomaliyeed\/","title":{"rendered":"Rail Odinga Oo Eedeeyay Dowlada Dalka Kenya Sida Ay Ua Dhaqmayso Shacabka Soomaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/ke.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/ke.jpg\" alt=\"ke\" width=\"340\" height=\"254\" class=\"alignleft size-full wp-image-20502\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/ke.jpg 340w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/ke-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 340px) 100vw, 340px\" \/><\/a><br \/>\nRail Odinga waa Raizul wazaarihii hore ee Dowlada dalka kenya ayaa  waxa uu cambaareeyay qaabkey dowlada dalka Kenya ay ula dhan qatay shacalka soomaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya<\/p>\n<p>Rail Odinga  oo horey xil ugu soo qabtay dowlada dalka Kenya ayaa ku tilmaamay qaabkey ciidamada dalka Kenya ay shaqo ugu dhigteen soomalida ku nool dalkeed in ay tahay mid aad loogu xumaado<\/p>\n<p>Dowlada dalka Kenya ayaa maalmihii ugu dambeeyay bartimeed ka dhigaynaysay shacabka soomaliyeed ee ku dhaqan dalkeeda<br \/>\ndhanka kale madaxda dowlada soomaliya ayaaa wax hadal ah aan ka soo saarin dhibaatooyinka loo gaysanaayo dadkeeda<\/p>\n<p>Sidoo kale shalay ayaa xiligii dambe aya waxaa madaarka weyn ee Muqdisho waxaa laga soo dajiyay dad badan oo laga keenay dalka Kenya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rail Odinga waa Raizul wazaarihii hore ee Dowlada dalka kenya ayaa waxa uu cambaareeyay qaabkey dowlada dalka Kenya ay ula dhan qatay shacalka soomaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya Rail Odinga oo horey xil ugu soo qabtay dowlada dalka Kenya ayaa ku tilmaamay qaabkey ciidamada dalka Kenya ay shaqo ugu dhigteen soomalida ku nool dalkeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20500","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20500"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20503,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20500\/revisions\/20503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}