{"id":20493,"date":"2014-04-10T19:20:48","date_gmt":"2014-04-10T16:20:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20493"},"modified":"2014-04-10T19:28:21","modified_gmt":"2014-04-10T16:28:21","slug":"cweli-sheekh-axmed-maxamed-raiisal-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-tagey-degmada-buulo-burde-kadibna-jowhar-u-amba-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/cweli-sheekh-axmed-maxamed-raiisal-wasaaraha-somaliya-oo-maanta-tagey-degmada-buulo-burde-kadibna-jowhar-u-amba-baxay\/","title":{"rendered":"C\/weli Sheekh Axmed Maxamed Ra&#8217;iisal Wasaaraha Somaliya Oo Maanta Tagey Degmada Buulo Burde, Kadibna Jowhar U Amba Baxay."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Raisal-wasaare-Cabdiweli-Sh.-Axmed1-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Raisal-wasaare-Cabdiweli-Sh.-Axmed1-150x150.jpg\" alt=\"Raisal-wasaare-Cabdiweli-Sh.-Axmed1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20479\" \/><\/a><br \/>\nRa\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federalka ee Soomaaliya Dr. C\/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta wuxuu booqasho ku tagey Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal Wasaaraha, ayaa Degmada Buulo Burde waxa uu kula soo kulmay Saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo Amisom, iyadoo ammaanka Buulo Burde si weyn loo adkeeyay.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal Wasaaraha, ayaa waxa uu Buulo Burde tagey xilli ay xaaladeedu degan tahay, Shabaabkana wa xoogaa laga fogeeyay duleedyada Degmadaasi, oo ay fariisimo ka sameysteen Ciidamada Huwanta.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra&#8217;iisal Wasaare C\/weli Sheekh Axmed oo ay socdaalkaan ku kaabayaan Wasiiro, ayaa waxa uu goor dhow uu ka degay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal Wasaaraha, ayaa sidoo kale Jowhar waxa uu kulan kula lee yahay Maamulka Gobolka iyo midka Degmada, iyadoo uu kormeer ku soo samayn doono mashaariic laga fulinaayo Jowhar.<\/p>\n<p>Socdaalka Ra&#8217;iisal Wasaaraha ee Buulo Burde iyo Jowhar, ayaa waxa uu noqonaayaa noociisii ugu horeeyay, tan iyo markii uu noqday Wasiirka 1-aad ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federalka ee Soomaaliya Dr. C\/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta wuxuu booqasho ku tagey Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan. Ra&#8217;iisal Wasaaraha, ayaa Degmada Buulo Burde waxa uu kula soo kulmay Saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo Amisom, iyadoo ammaanka Buulo Burde si weyn loo adkeeyay. Ra&#8217;iisal Wasaaraha, ayaa waxa uu Buulo Burde tagey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20493","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20493"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20496,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20493\/revisions\/20496"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}