{"id":20489,"date":"2014-04-10T19:08:34","date_gmt":"2014-04-10T16:08:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20489"},"modified":"2014-04-10T19:14:36","modified_gmt":"2014-04-10T16:14:36","slug":"xukuumada-soomaaliya-oo-maanta-ka-hadlay-raafka-lagu-hayo-soomaalida-ku-djaqan-islii-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/xukuumada-soomaaliya-oo-maanta-ka-hadlay-raafka-lagu-hayo-soomaalida-ku-djaqan-islii-kenya\/","title":{"rendered":"Xukuumada Soomaaliya Oo Maanta Ka Hadlay Raafka Lagu Hayo Soomaalida Ku Djaqan Islii Kenya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/wasiiro3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/wasiiro3.jpg\" alt=\"wasiiro3\" width=\"590\" height=\"393\" class=\"alignleft size-full wp-image-20491\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/wasiiro3.jpg 590w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/wasiiro3-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/><\/a><br \/>\nWasiirada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Xirsi Maxamed Iyadoona<br \/>\nKulanka looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen amniga dalka, dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalka Kenya, iyo gurmadka loo fidinayo dadka degan goobaha laga xoreeyey ururka Alshabaab Iyo Qodobo Kale Oo Muhiim Ah.<\/p>\n<p>Kadib Markii uu soo idlaaday kulan ayaa waxaa saxaafada la hadlay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay aad uga welwel santahay dhibaatooyinka haysta muwaadininta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya.<\/p>\n<p>\u201cRidwaan Xirsi Maxamed\u2019 Xukuumadda Soomaaliya waxay ka walaac santahay dhibaatooyinka baaxadda leh ee haysta dadka Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya, waxaana qoraalo looga hadlayo dhibaatooyinkaas loo diray Hay\u2019adaha ku shaqada leh ee dowladda Kenya, waxaana ka rajaynaynaa in ay wax ka qabtaan dhibaatooyinka soo food saaray muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenku.<\/p>\n<p>Dhinaca  kale, Golaha ayaa ku aammanay xildhibaanada Baarlamaanka sida ay uga dhiidhiyeen dhibaatooyinka ka haysata shacabka Soomaaliyeed qaadashada kaararka Aqoonsiga, iyadoo sidoo kale uu goluhu ku bogaadiyey Xildhibaanada baarlamaanka wada-shaqaynta wanaagsan ee kala dhaxaysa Xukuumadda.<\/p>\n<p>Gaba Gabadii Golaha, ayaa ku baaqay in la dar-dar galiyo sidii gargaar bani-aadanimo oo degdeg ah loo gaarsiin lahaa dhammaan goobaha ay dowladu ka xoraysay kooxaha nabad diidka ah oo hadda gaaraya ilaa sagaal Degmo, waxaa sidoo kale Goluhu soo dhaweeyey booqashada uu Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda FS Dr, Cabdiweli Sheekh Axmed uu saaka ugu amba-baxay magaalooyinka Buulo Burde iyo Jowhar, taas oo calaamad u ah sida xukuumada uga go\u2019an tahay in ay la tashiyo la samayso bulshada qaybaheeda kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Xirsi Maxamed Iyadoona Kulanka looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen amniga dalka, dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalka Kenya, iyo gurmadka loo fidinayo dadka degan goobaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20489","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20489","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20489"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20492,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20489\/revisions\/20492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}