{"id":20474,"date":"2014-04-10T17:07:59","date_gmt":"2014-04-10T14:07:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20474"},"modified":"2014-04-10T17:16:28","modified_gmt":"2014-04-10T14:16:28","slug":"dagaal-culus-oo-mar-kale-maanta-ka-dhacay-deegaanno-u-dhexeeya-ceelbuur-iyo-wabxo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/dagaal-culus-oo-mar-kale-maanta-ka-dhacay-deegaanno-u-dhexeeya-ceelbuur-iyo-wabxo\/","title":{"rendered":"Dagaal Culus oo mar kale maanta ka dhacay deegaanno u dhexeeya Ceelbuur iyo Wabxo"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Itoobiyaan-21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Itoobiyaan-21.jpg\" alt=\"Itoobiyaan-2\" width=\"628\" height=\"377\" class=\"alignleft size-full wp-image-20485\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Itoobiyaan-21.jpg 628w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Itoobiyaan-21-300x180.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 628px) 100vw, 628px\" \/><\/a>Dagaaladaan oo u dhexeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia ee qeybta ka ah Howl galka AMISOM iyo dagaalyahanno Hubeysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa maanta mar kale ka dhacay deegaanno u dhexeeya Ceelbuur iyo sidoo kale Wabxo.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid kadib markii halkaasi ay ka soo baxeen Ciidamo Ethiopian ah oo doonayay in wadada u furan Ciidamo kale oo Ethiopian ah oo sahay u siday Degmada Ceelbuur waxaana halkaasi ka dhacay dagaal aad u culus oo dhexmaray Al Shabaab iyo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa la Maqlayay Hubka fud fudud iyo kuwa Cul Culus oo dagaalka la isugu adeegsanayay , iyadoo inta la xaqiijiyay dagaaladaasi ay ku dhinteen 6 ka mid ah dhinacyadii dagaalamay kuwaas oo qaarkood la sheegay in meydadkooda ay yaalaan deegaanadii lagu dagaalamay.<\/p>\n<p>Goob Joogayaal ku sugan halka lagu dagaamay ee u dhexeysa Ceelbuur iyo Wabxo ayaa shabelle u sheegay in xaaladdu ay tahay mid kacsan ayna Ciidamada Ethiopia Madaafiic nuuca BM-ka ah ay ku garaaceen deegaanada Dac iyo Daba Qurun ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaaladaan oo u dhexeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia ee qeybta ka ah Howl galka AMISOM iyo dagaalyahanno Hubeysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa maanta mar kale ka dhacay deegaanno u dhexeeya Ceelbuur iyo sidoo kale Wabxo. Dagaalka ayaa yimid kadib markii halkaasi ay ka soo baxeen Ciidamo Ethiopian ah oo doonayay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20474","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20474"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20486,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20474\/revisions\/20486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}