{"id":20409,"date":"2014-04-08T21:37:41","date_gmt":"2014-04-08T18:37:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20409"},"modified":"2014-04-08T21:37:41","modified_gmt":"2014-04-08T18:37:41","slug":"raiisul-wasaare-cweli-oo-cambaareeyay-weerarkii-shalay-ka-dhacay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/raiisul-wasaare-cweli-oo-cambaareeyay-weerarkii-shalay-ka-dhacay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare C\/weli oo cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>a\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C\/weli Sheekh Axmed Max\u2019ed oo ka hadlay weerar shalay lagu qaarijiyay shaqaalo ajnabi ah ayaa sheegay in Al Shabaab meelkasta oo ay joogaan dowladda Soomaaliyeed ay ka hortagi doonto.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in falkii shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo uu ahaa mid Wuxuushnimo ah sida uu hadalka u dhigay, islamarkaana cunaha lagu qabanayo shacabka tabaaleysan ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201c waxaa looga golleeyahay weerarada nuucaasi ah in dadka laga hor istaago gar gaarka samafal\u201d ayuu Yiri Ra\u2019iisul Wasaare C\/weli Sheekh Axmed Max\u2019ed<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/ra-iisul-wasaare-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/ra-iisul-wasaare-150x150.jpg\" alt=\"ra-iisul-wasaare-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20410\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>a\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C\/weli Sheekh Axmed Max\u2019ed oo ka hadlay weerar shalay lagu qaarijiyay shaqaalo ajnabi ah ayaa sheegay in Al Shabaab meelkasta oo ay joogaan dowladda Soomaaliyeed ay ka hortagi doonto. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in falkii shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo uu ahaa mid Wuxuushnimo ah sida uu hadalka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[42],"class_list":["post-20409","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-42"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20409"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20411,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20409\/revisions\/20411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}