{"id":20392,"date":"2014-02-27T22:46:04","date_gmt":"2014-02-27T19:46:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20392"},"modified":"2014-02-27T22:46:04","modified_gmt":"2014-02-27T19:46:04","slug":"itoobiya-oo-sheegtay-inay-dagaal-adag-la-galayso-ururka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-dagaal-adag-la-galayso-ururka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo sheegtay inay dagaal adag la galayso ururka Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya oo ciidamadeedu dhawaan ku biireen howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegtay in ay ka go\u2019an tahay sidii ay uga shaqeyn lahayd nabad kusoo celinta Somalia kaddib sannado badan oo colaado ah.<br \/>\nAfhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda dalka Itoobiya, Dina Mufti ayaa daboolka ka qaaday in dowladdiisa ay ka go\u2019an tahay nabadeynta Somalia, isla markaana ay xoog iyo maal fara badan ku bixinayaan arrintaas.<br \/>\n\u201cItoobiya waxay Soomaiaya u dirtay ciidammo fara badan oo nabad ilaalin ah si ay qayb uga noqdaan howlgalka Midowga Afrika. Qorshaheennu waa in aan kula dagaalanno Al-shabaab meel walba oo ay Soomaaliya ka joogaan,\u201d ayuu yiri Mufti.<br \/>\nSidoo kale, afhayeenku wuxuu sheegay in nabadda Soomaaliya ay tahay mid dani ay ugu jirto nabadgalyada gobolka Bariga Afrika, isagoo Al-shabaab ku tilmaamay koox kasoo horjeedda deggenaashaha gobolka oo dhan.<br \/>\nAfayeenka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Itoobiiya ay qayb weyn ka qaadanayso nabadaynta dalalka gobalka, sida Koonfurta Sudan, Masar iyo Jamhuuriyada Afrikada Dhexe.<br \/>\nItoobiya ayaaa qayb ka ah dowladaha ciidamada AMISOM ugu taageeray Soomaaliya si ay dowladda Soomaaliya uga taageeraan dagaalka ay kooxda Al-shabaab kula jirto.<br \/>\nHadalkan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xilli taliska AMISOM uu sheegay in ay qorsheynayaan howlgallo ay ka billaabaan guud ahaan gobollada Somalia kuwaasoo lagu doonayo in Al-shabaab looga saaro deegaannada ay gacanta ku hayso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya oo ciidamadeedu dhawaan ku biireen howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegtay in ay ka go\u2019an tahay sidii ay uga shaqeyn lahayd nabad kusoo celinta Somalia kaddib sannado badan oo colaado ah. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda dalka Itoobiya, Dina Mufti ayaa daboolka ka qaaday in dowladdiisa ay ka go\u2019an tahay nabadeynta Somalia, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20392","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20392","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20393,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20392\/revisions\/20393"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}