{"id":20381,"date":"2014-02-16T22:57:54","date_gmt":"2014-02-16T19:57:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20381"},"modified":"2014-02-16T22:57:54","modified_gmt":"2014-02-16T19:57:54","slug":"raiisul-wasaaraha-somalia-oo-booqasho-rasmi-ah-ku-tagay-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/raiisul-wasaaraha-somalia-oo-booqasho-rasmi-ah-ku-tagay-jabuuti\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Somalia oo booqasho rasmi ah ku tagay Jabuuti."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti, iyadoo garoonka ay kusoo dhaweeyay madax uu ka mid ahay ra\u2019iisul wasaaraha Jabuuti, C\/qaadir Kaamil Maxamed, wasiirka Arrimaha dibadda, Maxamud Cali Yusuf iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Booqashadan oo labo maalmood qaadan doonta ayaa ra\u2019iiusl wasaaruhu wuxuu kula kulmi doonaa madaxda Jabuuti isagoo kala hadli doona xiriirka labada dal iyo doorka ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah AMISOM.<\/p>\n<p>\u201cAad baan ugu faraxsanahay booqashadan rasmiga ah ee aan ku imid dalka Jabuuti, waxyaabo badan ayaan ka wadahadli doonnaa oo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka labada dal  ee walaalaha aan nahay iyo iskaashiyo kala duwan oo aan wadaagi doonno,\u201d ayuu yiri C\/weli Sheekh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti, iyadoo garoonka ay kusoo dhaweeyay madax uu ka mid ahay ra\u2019iisul wasaaraha Jabuuti, C\/qaadir Kaamil Maxamed, wasiirka Arrimaha dibadda, Maxamud Cali Yusuf iyo xubno kale. Booqashadan oo labo maalmood qaadan doonta ayaa ra\u2019iiusl wasaaruhu wuxuu kula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20381","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20381"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20383,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20381\/revisions\/20383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}