{"id":20368,"date":"2014-02-11T14:52:58","date_gmt":"2014-02-11T11:52:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20368"},"modified":"2014-02-11T15:10:58","modified_gmt":"2014-02-11T12:10:58","slug":"war-deg-deg-ah-ciidamo-ethiopian-ah-oo-usoo-dhaqaaqay-shhoose-iyo-xaaladda-oo-kacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/war-deg-deg-ah-ciidamo-ethiopian-ah-oo-usoo-dhaqaaqay-shhoose-iyo-xaaladda-oo-kacday\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEG AH:- Ciidamo Ethiopian Ah Oo Usoo Dhaqaaqay Sh\/Hoose Iyo Xaaladda Oo Kacday"},"content":{"rendered":"<p>War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo Ethiopian ah ay u soo ruqaansadeen waddada xiriirisa magaalooyinka Afgooye iyo Baydhabo.<\/p>\n<p>Dad ku safray waddadaas ayaa saakay arkay ciidamo Ethiopian oo wata gaadidka dagaalka kuwaasoo ku soo wajahan gobalka Shabellaha Hoose, waxaana ay sheegeen in ciidamada ay joojiyeen baabuurtii safarka ee ku sii jeeday magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Ma jirto faah-faahin kale oo laga helaayo ciidamada Ethiopia ee ku soo wajahan gobalka Shabeellaha Hoose oo deeganno badan ay kaga sugan yihiin dagaallamayaasha Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Africka ayaa ku dhawaaqay in uu dhawaan billaaban doono dagaal xooggan oo ka dhan Al-Shabaab, kaasoo lagu doonayo in looga xoreeyo dalka oo dhan.<\/p>\n<p>Magaalooyin badan oo ku yaalla Koonfurta iyo Bartamaha dalka waxaa ka billowday dhaqdhaaq ciidan oo ka dhan Ah Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo Ethiopian ah ay u soo ruqaansadeen waddada xiriirisa magaalooyinka Afgooye iyo Baydhabo. Dad ku safray waddadaas ayaa saakay arkay ciidamo Ethiopian oo wata gaadidka dagaalka kuwaasoo ku soo wajahan gobalka Shabellaha Hoose, waxaana ay sheegeen in ciidamada ay joojiyeen baabuurtii safarka ee ku sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20368","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20368"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20369,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20368\/revisions\/20369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}