{"id":20364,"date":"2014-02-11T14:44:28","date_gmt":"2014-02-11T11:44:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20364"},"modified":"2014-02-11T15:12:42","modified_gmt":"2014-02-11T12:12:42","slug":"tarsanshabaab-qof-ka-tirsan-oo-la-soo-qabto-ma-ahan-in-la-xero-waa-in-shacabka-ay-dhagax-ku-tilaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/tarsanshabaab-qof-ka-tirsan-oo-la-soo-qabto-ma-ahan-in-la-xero-waa-in-shacabka-ay-dhagax-ku-tilaan\/","title":{"rendered":"Tarsan&#8221;Shabaab Qof Ka Tirsan Oo La Soo Qabto Ma Ahan In La Xero Waa In Shacabka Ay Dhagax Ku Tilaan"},"content":{"rendered":"<p>Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay raga Shabaabka ka tirsan ee gacanta lagu soo dhigo in xabsi lageeyo ama lasiidaayo Isagoona Arin Wuxuushnimo Ah Ku Tilmamay.<\/p>\n<p>Mudane Tarsan ayaa sheegay in Al-Shabaab ay baneesteen dhiiga umadda Soomaaliyeed, sidaasi awgeedna ay mudan yihiin in meesha lagu qabto askariga ka tirsan Al-Shabaab isla goobtaasi lagu dilo oo aan xarig iyo xabsi toona lala aadin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan la yaabanahay Shabaabka inta lasoo qabto la xirayo maxaa loo xirayaa dhiigii beey baneesteen goobta lagu qabto halagu dilo mudankiisa ayaa sidaasi ah\u201dAyuu yiri Duqa Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobalka Banaadir wuxuu kale uu sheegay in Shabaab ay istaahilaan in dhagax lagu dilo oo Shacabka Soomaaliyeed ay qaataan dhagaxyo, kadibna lagu dilo nin waliba oo Shabaab ah oo gacanta lagu soo dhigo, maadaama ay tahay wax ay iyagu shaqeysteen.<\/p>\n<p>Wuxuu isweydiiyay sababta magaalada Muqdisho amnidarada looga geysanayo, isaga oo sidoo kale isweydiiyay horumarada shacabka reer Muqdisho ay hiigsanayaan sababta Shabaab ay ay u cunaqabateeyaan.<\/p>\n<p>Shacabka ku nool Gobalada Shabaabka ay gacanta ku hayaan oo uu ka xusay, Ceelbuur, Ceeldheer, Buuloburde iyo Baraawe inay Shabaab la dagaalamaan, maadaama buu yiri hada laga gudbay xilligii ciidanka ay dagaalamayeen oo la doonayo in shacabka dhibaatada Shabaab ay ka dhiidhiyaan.<\/p>\n<p>Tarsan ayaa xilliyada Shabaab uu ka hadlayo wuxuu u hadlaa si qiiradeesan, isaga oo muujiya sida uu uga xun yahay ficilada Shabaab ay ka geystaan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay raga Shabaabka ka tirsan ee gacanta lagu soo dhigo in xabsi lageeyo ama lasiidaayo Isagoona Arin Wuxuushnimo Ah Ku Tilmamay. Mudane Tarsan ayaa sheegay in Al-Shabaab ay baneesteen dhiiga umadda Soomaaliyeed, sidaasi awgeedna ay mudan yihiin in meesha lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20364","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20364","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20364"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20365,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20364\/revisions\/20365"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}