{"id":20356,"date":"2014-02-05T21:34:31","date_gmt":"2014-02-05T18:34:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20356"},"modified":"2014-02-05T21:38:10","modified_gmt":"2014-02-05T18:38:10","slug":"20356","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/20356\/","title":{"rendered":"Wasaaradda warfaafinta iyo warbaahinta madaxa banaan oo kulan ku yeeshey xarunta wasaaradda warfaafinta&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Kulan maanta ay ku yeesheen xarunta wasaarada warfaafinta dawlada federalka soomaaliya bahda warfaafinta madaxa banaan iyo madaxda cusub ee xukuumada uu hugaamiyo R\/w C\/weli Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay ka qeyb galeen xubno ka socdey warbaahinta madaxa banaan iyo xubno uu horkacayey wasiirka cusub Mustaf Dhuxuloow,waxaana looga hadley siidii wasaarada iyo xarumaha warbaahinta dalku u wada shaqeyn laheyd iyo in la saxo xeerka warbaahinta oo xukuumadii hore wasiirkii u qaabilsanaa Ciilmooge oo qilaaf weyn uu dhaliyey xeerkii uu soo diyaariyey.<\/p>\n<p>Xubnaha warbaahinta oo ay kamid ahaayeen xubno ka socdey ururka saxafiyiinta NOSEJ iyo xubno kale oo ka hawlgala warbaahinta muqdisho ayaa inta badan u badnaa waxyaabaha ay ka hadlayeen cabashooyin iyo tacadiga loo geysanayo saxafiyiinta,iyo xeerka laga qeyliyey ee xukuumadii Dr Saacid.<\/p>\n<p>Xukuumadan cusub ayaa isku dayeysa in ay hagaajiso xiriirka wasaarada iyo warbaahinta madaxa banaan,iyadoo xukuumadihii hore iyo warbaahinta madaxa banaan aysan war isu heyn jirin.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee wasaarada warfaafinta iyo warbaahinta madaxa banaan ay kulankan oo kale yeeshaan,waxeyna imaneysaa iyadoo wasaarada waqtigan loo magacaabey wasiir in badan warbaahinta marxaladihii ay soo martey Mustaf Dhuxulow wasiirka cusub ee wasaarada warfaafinta dawlada federalka ayaa sheegey in dawladu ixtiraameyso warbaahinta madaxa banaan waxaanan rajeyneynaa in hada wixii ka danbeeya uusan jiri doonin qilaaf iyo isfahamwaa  danbe oo dhexmaridoona wasaarada iyo warbaahinta madaxa banaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan maanta ay ku yeesheen xarunta wasaarada warfaafinta dawlada federalka soomaaliya bahda warfaafinta madaxa banaan iyo madaxda cusub ee xukuumada uu hugaamiyo R\/w C\/weli Sheekh Axmed. Kulanka oo ay ka qeyb galeen xubno ka socdey warbaahinta madaxa banaan iyo xubno uu horkacayey wasiirka cusub Mustaf Dhuxuloow,waxaana looga hadley siidii wasaarada iyo xarumaha warbaahinta dalku u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20356","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20356","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20356"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20356\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20358,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20356\/revisions\/20358"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20356"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20356"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20356"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}