{"id":20330,"date":"2014-02-04T17:33:17","date_gmt":"2014-02-04T14:33:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20330"},"modified":"2014-02-04T17:39:02","modified_gmt":"2014-02-04T14:39:02","slug":"20330","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/20330\/","title":{"rendered":"Madax ka kala socotey Hey&#8217;adda Oslo Center iyo xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed oo muqdisho kulan ku yeeshey."},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay yeesheen gudomiye ku xigeenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ahna kusimaha gudomiyaha xisbiga Cali Maxamed Nuux timajilic iyo wakiilka caddaalada iyo garsoorka xmjs Cumar maxamed yuusuf iyo madax ka socota hey&#8217;adda Oslo center oo ay hugaamineysey madaxa programeka hey&#8217;adda Asisiilia iyo mas&#8217;uuliyiin kale ayaa maanta ka dhacey Hotel Dayax ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxda hey&#8217;adda Oslo center iyo kuwa xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ayaa ka wada hadley sida ay u dhisanyihiin xisbiyada dalka,sida ay dhaqaale u helaan,iyo sida bulshada soomaaliyeed u arkaan xisbiyada iyo nidaamka federalka dastuurku qeexayo.<\/p>\n<p>Gudomiye kuxigenka xmjs oo mid mid uga jawaabayey su&#8217;aallo ay weydiinayeen mas&#8217;uuliyiinta hey&#8217;adda center ayaa u sheegey mas&#8217;uuliyiinta in xisbigan midnimada jamhuuriga soomaaliyeed la aas aasey 06\/august\/1998dii,isagoo sheegey in lacagaha ay iyagu iska ururiyaan bilwalba ay ku shaqeeyaan kuna qabtaan hawlaha xisbiga ee heer degmo,Gobol iyo heer Qaran ayna ku guuleysteen in mudo 15 sano ah ay hawlahoodu si heer sare ah u socdeen,shacbiga soomaaliyeedna aan taageero wanaagsan iyo xiriir qoto dheer aan la leenahey,xisbiyada siyaasadu in ay dalka ka hirgalaana ay dadku doonayaan,isagoo ugu danbeyntii sheegey in nidaamka Federalka aysan soomaalidu dooneyn isla markaas aan aad uga baqeyno in mar kale goboladu isu dilaan sidii dagaaladii qabiilooyinka ee nasoo marey,maadaama aysan goboladu kala xadeysneyn.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta ayaa mar kale u balamey kulan kale 14ka bishan aynu ku jirno wuxuuna kulanku kusoo dhamaadey jawi hagaagsan iyo sidii loogu talo galey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay yeesheen gudomiye ku xigeenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ahna kusimaha gudomiyaha xisbiga Cali Maxamed Nuux timajilic iyo wakiilka caddaalada iyo garsoorka xmjs Cumar maxamed yuusuf iyo madax ka socota hey&#8217;adda Oslo center oo ay hugaamineysey madaxa programeka hey&#8217;adda Asisiilia iyo mas&#8217;uuliyiin kale ayaa maanta ka dhacey Hotel Dayax ee magaalada Muqdisho. Madaxda hey&#8217;adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20330","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20330","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20330"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20335,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20330\/revisions\/20335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}