{"id":20297,"date":"2014-02-03T01:09:06","date_gmt":"2014-02-02T22:09:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20297"},"modified":"2014-02-03T01:13:10","modified_gmt":"2014-02-02T22:13:10","slug":"20297","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/20297\/","title":{"rendered":"Wasiirada arrimaha debedda oo xilkii maanta la kala wareegey&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee wasaaradda arimaha debedda soomaaliya fawsiya Yussuf Xaaji Aadan ayaa maanta xilkii wasaaradaas ku wareejisey wasiirka cusub ee dhawaan la magacaabey.<\/p>\n<p>Fawsiyo Xaji ayaa sheegtey in wasaaradu qabatey hawlo muhiim ah intii ay xilka heysey ayna hagaajisey siyaasada debedda iyo waliba tayeynta Safaaradaha ay soomaaliya ku leedahey dalalka aduunka,iyadoo sheegtey in wasiirka cusubna uu halkiisii kasii wado,isla markaasna ay la shaqeyn doonto iyada lafteedu wasiirka cusub.<\/p>\n<p>Wasiirka cusub ee wasaarada arrimaha debedda ayaa isaguna sheegey in ay halki kasii wadi doonaan shaqada wasaarada,isla markaasna ay wax badan uga baahanyihiin wasiiradii hore Fawsiyo Yusuf Xaaji Aadan oo ah gabar guri siyaasadeed kusoo barbaartey xilal muhiim ahna hore usoo qabatey.<\/p>\n<p>Xil wareejinta wasiiradii hore ee xukuumadi la ridey ee Dr Saacid ayaa gabangabo ah,iyadoo beryahan socotey waxeyna bulshadu u fadhidaa wax qabadka xukuumadan tirada badan ee uu hugaamiyo R\/wasaare C\/weli Sheekh Axmed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee wasaaradda arimaha debedda soomaaliya fawsiya Yussuf Xaaji Aadan ayaa maanta xilkii wasaaradaas ku wareejisey wasiirka cusub ee dhawaan la magacaabey. Fawsiyo Xaji ayaa sheegtey in wasaaradu qabatey hawlo muhiim ah intii ay xilka heysey ayna hagaajisey siyaasada debedda iyo waliba tayeynta Safaaradaha ay soomaaliya ku leedahey dalalka aduunka,iyadoo sheegtey in wasiirka cusubna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20297","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20297","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20297"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20300,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20297\/revisions\/20300"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}