{"id":20292,"date":"2014-02-03T00:30:17","date_gmt":"2014-02-02T21:30:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20292"},"modified":"2014-02-03T00:34:33","modified_gmt":"2014-02-02T21:34:33","slug":"20292","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/20292\/","title":{"rendered":"Wasiirka warfaafinta maamulka Somaliland oo shaaciyey xariga iyo sii deynta xubno ka tirsanaa xafiiska Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka somaliland ayaa sheegey in ay siidaayeen 3 xubnood oo ka tirsanaa madaxtooyada dawlada federalka soomaaliya iyadoo la sheegayo in ay sadexdaas xubnood usii gudbeen dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Xariga sadexdan xubnood oo midi haweeney tahey ayaa xarigooda iyo siideyntooda u xaqiijiyey idaacadda V.O.Ada wasiirka warfaafinta maamulka somaaliland,waxaana dhawaan kusoo dhamaadey dalka Turkiga wada hadallo u socda labada maamul ee soomaaliya iyo somaliland,kuwaas oo meesha ka saarayey wixii caqabad ku noqonaya wadahadalada weli socda.<\/p>\n<p>Sadexdan ruux oo ka tirsan xafiiska madaxtooyada D.F.S ayaan magacooda la shaacin sababo la xiriira dhawrista heshiiska iyo wada hadalada u socda labada Maamul ee Soomaaliya iyo Somaliland. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka somaliland ayaa sheegey in ay siidaayeen 3 xubnood oo ka tirsanaa madaxtooyada dawlada federalka soomaaliya iyadoo la sheegayo in ay sadexdaas xubnood usii gudbeen dalka Ethiopia. Xariga sadexdan xubnood oo midi haweeney tahey ayaa xarigooda iyo siideyntooda u xaqiijiyey idaacadda V.O.Ada wasiirka warfaafinta maamulka somaaliland,waxaana dhawaan kusoo dhamaadey dalka Turkiga wada hadallo u socda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20292","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20292"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20295,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20292\/revisions\/20295"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}