{"id":20278,"date":"2014-02-02T01:14:24","date_gmt":"2014-02-01T22:14:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20278"},"modified":"2014-02-02T01:19:01","modified_gmt":"2014-02-01T22:19:01","slug":"20278","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/20278\/","title":{"rendered":"Ciidamada Kenya ee Kismaayo ku sugnaa oo la sheegayo in ay isudiyaarinayaan bixitaan ay kismaayo ka baxayaan&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Amisom ee dalka Kenya ayaa la sheegayaa in ay diyaargaraw ugu jiraan sidii ay uga bixi lahaayeen magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka kmg ee jubba.<\/p>\n<p>Ciidamada kenya ayaa waxaa bedelaya kuwa ka socda dalka Ethiopia,iyadoon la ogeyn sababta leysugu bedeley labo cadaw oo colaadi kala dhaxeyso dalka soomaaliya,mise waxey ka dhiganyihiin qaade iyo qariye,hore soomaalidu u sheegi jirtey,iyadoo lagu micneyn karo Col ku dhac oo tuugo ku ciidamisey,waxaana lasoo sheegayaa in isgaarsiintu ay go&#8217;antahey magaalooyinka ay maamulaan Xarakada dagaalyahanada Alshabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada ka socda dalka Kenya iyo Ethiopia ayaa danbiyo waaweyn ka galey dadka iyo dalka soomaaliya,waxeyna dhamaantood maanta ku joogaan magaca ciidamada Amisom,iyadoo markii ay kenya soo galeysey gudaha dalka soomaaliya ay ujeedadu aheyd in idhaha laga weeciyo Ethiopia,balse dekedda kismaayo ayaa loo dhaawacayey  Ethiopia iyo in ay kulaalaan Badweynta indian occian iyo xeebta quruxda badan ee kismaayo.<\/p>\n<p>Waa markii taariikhda ugu horeysey ee ay gayiga soomaaliya soomarto iyadoo yam yam iyo qadaadweyn isku bedeleyso gudaha soomaaliya,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo qaramada Afrika uu shir ugu soo xirmey Adisababa dalka Ethiopia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Amisom ee dalka Kenya ayaa la sheegayaa in ay diyaargaraw ugu jiraan sidii ay uga bixi lahaayeen magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka kmg ee jubba. Ciidamada kenya ayaa waxaa bedelaya kuwa ka socda dalka Ethiopia,iyadoon la ogeyn sababta leysugu bedeley labo cadaw oo colaadi kala dhaxeyso dalka soomaaliya,mise waxey ka dhiganyihiin qaade iyo qariye,hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20278","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20278"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20280,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20278\/revisions\/20280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}