{"id":20270,"date":"2014-02-01T19:48:19","date_gmt":"2014-02-01T16:48:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20270"},"modified":"2014-02-01T20:49:25","modified_gmt":"2014-02-01T17:49:25","slug":"20270","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/20270\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigii uu hugaaminayey oo dalka kusoo laabtey."},"content":{"rendered":"<p>Wafdigii uu hugaaminayey m\/weynaha jamhuuriyada federalka soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muqdisho kusoo laabtey kadib markii uu kasoo qeyb galey shirkii qaramada Afrika oo ka dhacayey Adisababa dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxaa Airporka Aadan cadde kusoo dhaweeyey r\/wasaaraha soomaaliya C\/weli Sheekh Axmed wasiiro,iyo xubno barlamaanka kamid ah,waxaana uu isagoo warbaahinta la hadlayey uu sheegey in ka qeyb galkooda shirka qaramada Afrika uu guul kusoo dhamaadey.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee m\/weyne Xasan Sheekh uu shirar dalka dibadiisa ah,isla markaana uu dalka kusoo noqdey,iyadoo uu ka codsadey dalalka Afrika in lala cirib tiro Xubnaha ka harey Xarakada dagaalyahanada Alshabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigii uu hugaaminayey m\/weynaha jamhuuriyada federalka soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muqdisho kusoo laabtey kadib markii uu kasoo qeyb galey shirkii qaramada Afrika oo ka dhacayey Adisababa dalka Ethiopia. Wafdiga ayaa waxaa Airporka Aadan cadde kusoo dhaweeyey r\/wasaaraha soomaaliya C\/weli Sheekh Axmed wasiiro,iyo xubno barlamaanka kamid ah,waxaana uu isagoo warbaahinta la hadlayey uu sheegey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20270","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20270","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20270"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20270\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20272,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20270\/revisions\/20272"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}