{"id":20264,"date":"2014-02-01T16:42:44","date_gmt":"2014-02-01T13:42:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20264"},"modified":"2014-02-01T16:46:57","modified_gmt":"2014-02-01T13:46:57","slug":"20264","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/02\/20264\/","title":{"rendered":"R\/wasaarihii hore ee Soomaaliya C\/risaaq Xaaji Xuseen oo allaha u naxariistee dalka Mareykanka ku geeriyoodey."},"content":{"rendered":"<p>Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun! Waxaa dalka mareykanka ku geeryoodey R\/wasaarihii hore ee dalka soomaaliya C\/risaaq Xaaji Xuseen,iyadoo da&#8217;diisu sagaashan sano ku dhaweyd.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Marxuum C\/risaaq Xaaji Xuseen ayaa ahaa nin caan ka ah dalka soomaaliya xilal kala duwana dalka u soo qabtey,isagoo qeyb weyn ka qaatey xiligii gobanimo doonkii sanadihii 1950kii ilaa 1960kii,wuxuu ahaa nin soomaalidu ku xamato in uu warqad liqey iyadoo la sheego in C\/risaaq Xaaji Xuseen uu ku noolaa inta badan noloshiisa Hal sambab.<\/p>\n<p>Taariikhda noloshii oo faah faahsan dib ayaan idinkaga soo gudbineynaa,sidoo kale sida iyo habka aaskiisu u dhaco insha allaah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun! Waxaa dalka mareykanka ku geeryoodey R\/wasaarihii hore ee dalka soomaaliya C\/risaaq Xaaji Xuseen,iyadoo da&#8217;diisu sagaashan sano ku dhaweyd. Allaha u naxariistee Marxuum C\/risaaq Xaaji Xuseen ayaa ahaa nin caan ka ah dalka soomaaliya xilal kala duwana dalka u soo qabtey,isagoo qeyb weyn ka qaatey xiligii gobanimo doonkii sanadihii 1950kii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20264","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20264","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20264"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20267,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20264\/revisions\/20267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}