{"id":20257,"date":"2014-01-31T00:34:52","date_gmt":"2014-01-30T21:34:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20257"},"modified":"2014-01-31T01:08:53","modified_gmt":"2014-01-30T22:08:53","slug":"20257","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20257\/","title":{"rendered":"Khilaaf cusub oo kasoo ifbaxaya puntland iyadoo ay baaqatey dhaarintii wasiiradii uu C\/weli Gaas soo magacaabey."},"content":{"rendered":"<p>Khilaaf cusub ayaa kasoo ifbaxaya maamulki puntland ee dhawaan la magacaabey,waxaana lagu soo waramayaa in maanta ay baaqatey dhaarintii wasiiradii dhawaan uu m\/weyne C\/weli Cali Gaas magacaabey.<\/p>\n<p>Baaqashada dhaarta wasiirada iyo khilaafkan cusub ayaa la sheegayaa in ay ku lug leedahey xukuumadii hore ee maamulka lagala wareegey,uuna hugaaminayey C\/raxmaan Sheekh Maxamu&#8217;d Faroole.<\/p>\n<p>Waa markii u horeysey ee khilaaf soo ifbaxo tan iyo intii  C\/weli Max&#8217;d Cali Gaas loo magacaabey m\/weynaha puntland,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo la sugayey in wasiirada cusub ee C\/weli Max&#8217;d Cali Gaas ay xilka puntland la wareegaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khilaaf cusub ayaa kasoo ifbaxaya maamulki puntland ee dhawaan la magacaabey,waxaana lagu soo waramayaa in maanta ay baaqatey dhaarintii wasiiradii dhawaan uu m\/weyne C\/weli Cali Gaas magacaabey. Baaqashada dhaarta wasiirada iyo khilaafkan cusub ayaa la sheegayaa in ay ku lug leedahey xukuumadii hore ee maamulka lagala wareegey,uuna hugaaminayey C\/raxmaan Sheekh Maxamu&#8217;d Faroole. Waa markii u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20257","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20257"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20257\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20260,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20257\/revisions\/20260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}