{"id":20252,"date":"2014-01-30T23:10:07","date_gmt":"2014-01-30T20:10:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20252"},"modified":"2014-01-30T23:56:04","modified_gmt":"2014-01-30T20:56:04","slug":"20252","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20252\/","title":{"rendered":"Iskaashatada beeraleyda soomaaliyeed oo cabasho ka muujiyey ciidamada dawlada iyo hey&#8217;adda F.A.O. ee qaramada midoobey."},"content":{"rendered":"<p>Ururka Beeraleyda soomaaliyeed ayaa sheegey in hey&#8217;adda Qaramada midoobey ee cuntada iyo beeraha F.A.O. ay dhibaato ku tahey beeraleyda soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa kulan ay la yeesheen r\/wasaaraha soomaaliyed C\/weli Sheekh Axmed iyagoo sheegey in caqabado soo wajaheen,been beeraleyda soomaaliyeed kuwaas oo kala ah in ciidamada dawlada qadyaan laga taaganyahey,oo amaan laga waayey.<\/p>\n<p>Iyo in hey&#8217;adda cuntada iyo beeraha F.A.O ay iyaduna beeraleyda niyadjab ku rideyso sababtoo ah waxey kusoo beegayaan miraha ay qeybiyaan waqtiga dalagu soo go&#8217;aan,waxaan dawlada soomaaliya ka codsaneynaa in ciidamada dawlada iyo F.A.O laga qabto dalka iyo beeraleyda hadii kale waan soo qaxeynaa magaalada ayaan isugu wada imaneynaa ayuu yiri Avvokato Xasan Dhinbil oo beeraleyda u hadley.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Beeraleyda soomaaliyeed ayaa sheegey in hey&#8217;adda Qaramada midoobey ee cuntada iyo beeraha F.A.O. ay dhibaato ku tahey beeraleyda soomaaliyeed. Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa kulan ay la yeesheen r\/wasaaraha soomaaliyed C\/weli Sheekh Axmed iyagoo sheegey in caqabado soo wajaheen,been beeraleyda soomaaliyeed kuwaas oo kala ah in ciidamada dawlada qadyaan laga taaganyahey,oo amaan laga waayey. Iyo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20252","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20252"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20255,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20252\/revisions\/20255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}