{"id":20242,"date":"2014-01-30T21:31:00","date_gmt":"2014-01-30T18:31:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20242"},"modified":"2014-01-30T21:44:46","modified_gmt":"2014-01-30T18:44:46","slug":"20242","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20242\/","title":{"rendered":"Shirkii maamul u sameynta gobolada koonfurgalbeed oo gabi ahaanba la joojiyey,Amisona ay hor istaagtey."},"content":{"rendered":"<p>Shir la sheegey in beryahan uu ka socdey beydhabo maamulna loogu sameynayey gobolada koonfurgalbeed oo sadex gobol ah iyo dhinac kale oo iyaguna lix gobol wadey ayaa dhamaantood cagta lagu dhuftey oo la joojiyey.<\/p>\n<p>Maanta ayaa dadka beydhabo degen waxey aroortii kusoo tooseen ciidamo isku gadaamey goobihii ay shirarku ka socdeen,waxeyna ciidamada Amisom ee beydhabo kusugani si ofishal ah u caddeeyeen in aan shirarkaas la ogoleyn.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay ciidamada Amisom faraha la soo galaan arrimaha gudaha iyo shirar ay soomaalidu leeyihiin,waxeyna tani imaneysaa iyadoo ciidamada Amisom dhawaan la filayo in wax laga bedelo hawlaha ay u xilsaarnaanjireen,iyadoona ay dalka kusuganyihiin ciidamo bolis afrikan ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir la sheegey in beryahan uu ka socdey beydhabo maamulna loogu sameynayey gobolada koonfurgalbeed oo sadex gobol ah iyo dhinac kale oo iyaguna lix gobol wadey ayaa dhamaantood cagta lagu dhuftey oo la joojiyey. Maanta ayaa dadka beydhabo degen waxey aroortii kusoo tooseen ciidamo isku gadaamey goobihii ay shirarku ka socdeen,waxeyna ciidamada Amisom ee beydhabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20242","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20242"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20245,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20242\/revisions\/20245"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}