{"id":20229,"date":"2014-01-30T03:43:30","date_gmt":"2014-01-30T00:43:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20229"},"modified":"2014-01-30T03:54:02","modified_gmt":"2014-01-30T00:54:02","slug":"20229","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20229\/","title":{"rendered":"Shirkii dawladaha Afrika oo weli si habsami ah uga socda Adisababa dalka Ethiopia."},"content":{"rendered":"<p>Shirkii dawladaha Afrika ayaa weli si rasmi ah uga socda dalkaasi Ethiopia magaalada Adisababa,iyadoo ay shirka ka hadleen m\/weynayaasha qaarkood.<\/p>\n<p>Shirka ayaa intiisa badan waxaa diirada lagu saarey hawlgalka ciidamada Afrika ee aan dalkooda hooyo joogin,sida dalal ay kamid tahey soomaaliya sida iyo sharciyada lagu maamulayo,waxaana la filayaa in uu shirka ka hadlo m\/weynaha dawlada federalka soomaaliya prof. Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d,isla markaana ay dalkiisa joogaan ilaa lix dal oo Afrikaan ah ciidamadooda.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee ay dawladaha afrika shir isugu yimaadaan,iyadoo inta badan go&#8217;aanadooda warqad uun lagu qoro,wax ficil ahna laga daba qaadin,wuxuuse shirkani kusoo beegmayaa iyadoo ay colaado iyo dagaalo ka taaganyihiin dalal Afrika ka mid ah oo soomaaliya ku jirto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii dawladaha Afrika ayaa weli si rasmi ah uga socda dalkaasi Ethiopia magaalada Adisababa,iyadoo ay shirka ka hadleen m\/weynayaasha qaarkood. Shirka ayaa intiisa badan waxaa diirada lagu saarey hawlgalka ciidamada Afrika ee aan dalkooda hooyo joogin,sida dalal ay kamid tahey soomaaliya sida iyo sharciyada lagu maamulayo,waxaana la filayaa in uu shirka ka hadlo m\/weynaha dawlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20229","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20229"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20231,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20229\/revisions\/20231"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}