{"id":20219,"date":"2014-01-29T23:26:56","date_gmt":"2014-01-29T20:26:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20219"},"modified":"2014-01-29T23:58:20","modified_gmt":"2014-01-29T20:58:20","slug":"20219","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20219\/","title":{"rendered":"Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri loo wareejiyey iyadoo laga saarey halkii hore loogu heyn jirey."},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Xasan Daahir Aweys oo in mudo ah gacanta ugu jirey dawlada federalka soomaaliya kuna xirnaa xarunta nabadsugida qaranka Maama Khadiija,ayaa waxaa laga saarey goobtaas iyadoo loo wareejiyey guri loogu talogaley oo uu kusii noolaandoono.<\/p>\n<p>Wali lama cadeyn sida uu yahey ama noqondoono habka iyo sida uu noqonayo nolasha iyo tacaamulka bulshada uu la yeelanayo sheekhu,waxeyna dadka qaarkiis sheegayaan in sheekhu wali yahey Maxbuus,uuna xabsi guri hada galey sheekh Xasan Daahir Aweys oo caawa laga saarey goobtii uu hore ugu xirnaa ee Maama Khadiija.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee sheekha laga wareejiyo goobtii uu ku xirnaa loona wareejiyo guri la sheegayo in sheekha loo diyaariyey,iyadoon la ogeyn in uu xor yahey iyo in uu wali maxbuus yahey,waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo odayaal iyo dadbadan oo sheekha ay isku heyb yihiin ay niyad wanaagsan muujinayaan,taas oo la filayo in taageero ay dawladu ka hesho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Xasan Daahir Aweys oo in mudo ah gacanta ugu jirey dawlada federalka soomaaliya kuna xirnaa xarunta nabadsugida qaranka Maama Khadiija,ayaa waxaa laga saarey goobtaas iyadoo loo wareejiyey guri loogu talogaley oo uu kusii noolaandoono. Wali lama cadeyn sida uu yahey ama noqondoono habka iyo sida uu noqonayo nolasha iyo tacaamulka bulshada uu la yeelanayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20219","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20219"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20221,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20219\/revisions\/20221"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}