{"id":20208,"date":"2014-01-29T01:56:01","date_gmt":"2014-01-28T22:56:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20208"},"modified":"2014-01-29T02:23:52","modified_gmt":"2014-01-28T23:23:52","slug":"20208","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20208\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii gobolka Baay C\/laahi Hoosow oo muqdisho lagu xirey.."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyihii gobolka Baay Cabdi Hoosow ayaa la sheegayaa in la xirey,laguna xirey magaalada muqdisho,gudoomiyaha ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in muqdisho looga yeerey lana xirey halka warar kalena sheegayaan in si iskiis ah uu muqdisho u yimid dabadeedna la xirey.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa waxaa xaqiijiyey ka maqnaanshaha gobolka Baay gudoomiye kuxigeenadiisii oo aysan isku wanaagsaneyn,waxaana xilka gudoomiyaha gobolka si kumeelgaar ah loogu magacaabey taliyihii guutada gobolka Baay Ibraahim Yarow,iyadoon ilaa hada la ogeyn sababta keentey in xilka gobolka loo dhiibo taliyaha guutada ee ciidanka xooga iyadoo ay joogaan kuxigeenadiisii iyo taliyihii qeybta boliska.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee gudomiye gobol lagu sii bedelo taliye guuto milateri ah tan iyo waqtigii dawladii Maxamed Siyaad Barre,waxeyse tani kusoo beegmeysaa iyadoo ay ciidamada Ethiopia dhawaan ku biireen Ciidamada Amisom,ayna joogaan meelo kamid ah gobolka Baay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyihii gobolka Baay Cabdi Hoosow ayaa la sheegayaa in la xirey,laguna xirey magaalada muqdisho,gudoomiyaha ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in muqdisho looga yeerey lana xirey halka warar kalena sheegayaan in si iskiis ah uu muqdisho u yimid dabadeedna la xirey. Gudoomiyaha ayaa waxaa xaqiijiyey ka maqnaanshaha gobolka Baay gudoomiye kuxigeenadiisii oo aysan isku wanaagsaneyn,waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20208","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20208"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20210,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20208\/revisions\/20210"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}