{"id":20203,"date":"2014-01-28T22:16:33","date_gmt":"2014-01-28T19:16:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20203"},"modified":"2014-01-28T22:57:34","modified_gmt":"2014-01-28T19:57:34","slug":"20203","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20203\/","title":{"rendered":"M\/weynaha cusub ee puntland oo ku dhawaaqey golaha wasiirada puntland."},"content":{"rendered":"<p>M\/weynaha cusub ee dhawaan la doortey C\/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhisey kuna dhawaaqey golahiisa wasiirada ee dawladgoboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Golaha wasiirada uu ku dhawaaqey C\/weli Gaas ayaa tiro ahaan gaaraya 47 isugu jira wasiiro,wasiir dawleyaal iyo wasiiro ku xigeeno,waxaana kamid ah wasiirada rag la tartamey markii m\/weynaha loo tartamayey taas oo u muuqata in ay heshiis ku galeen mar hore.<\/p>\n<p>Waxeyna wasiiradu ka badanyihiin kuwii hore u jiri jirey oo ay ku laban laabmayaan,waxeyna u muuqataa in uu qanciyo dad badan iyo qaybo ururo bulshada,sidaas awgeed C\/weli Cali Gaas ayaa u muuqda nin ciyaaraya arrimo siyaasadeed oo baaxad weyn dad badana aysan fahmeyn.<\/p>\n<p>Waa markii u horeysey ee gole xukuumad puntland ay leedahey la gaarsiiyo tirada intaas la&#8217; eg,waxeyna kusoo beegmeysaa iyadoo ay marti ku yihiin garoowe r\/wasarihii hore Cali Max&#8217;d Geedi iyo C\/raxmaan Baadiyoow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>M\/weynaha cusub ee dhawaan la doortey C\/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhisey kuna dhawaaqey golahiisa wasiirada ee dawladgoboleedka Puntland. Golaha wasiirada uu ku dhawaaqey C\/weli Gaas ayaa tiro ahaan gaaraya 47 isugu jira wasiiro,wasiir dawleyaal iyo wasiiro ku xigeeno,waxaana kamid ah wasiirada rag la tartamey markii m\/weynaha loo tartamayey taas oo u muuqata in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20203","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20203","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20203"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20206,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20203\/revisions\/20206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}