{"id":20158,"date":"2014-01-27T00:13:51","date_gmt":"2014-01-26T21:13:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20158"},"modified":"2014-01-27T00:19:02","modified_gmt":"2014-01-26T21:19:02","slug":"20158","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20158\/","title":{"rendered":"TARSAN! Waa in qofkii dhinta laga soo diiwaan geliyaa dawlada hoose lana ogaado waxa uu u dhintey."},"content":{"rendered":"<p>TARSAN! Qofka dhinta waa in dawlada hoose laga soo diiwaangeliyaa!..<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegey in loo baahanyahey nidaam cusub oo muqdisho laga hirgeliyo kaas oo la doonayo in la ogaado qof walba oo dhinta in dawlada hoose ogaato qofka iyo guriga uu ka baxey.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka banaadir Tarsan ayaa sidoo kale soo hadalqaadey in uu jeclaan lahaa in waddooyinka muqdisho qaarkood la bedelo magacyada loo yaqaan laguna bedelo kuwa madaxda Turkiga oo uu yiri waxey qeyb ka yihiin nolosha dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudoomiye Tarsan oo dhawaan loo magacaabey wasiirku xigeenka dhaliyarada iyo sportiga markiibana iska casiley ayaan weli la sheegin xilka qaadistiisa,iyadoo dad badani hadal hayaan in laga qaadayo xilka gudoomiyaha gobolka ahna duqa muqdisho isla markaana waxaa suuqa ku jira rag la filayo in loo dhiibo xilka gudoomiyaha gobolka banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>TARSAN! Qofka dhinta waa in dawlada hoose laga soo diiwaangeliyaa!.. Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegey in loo baahanyahey nidaam cusub oo muqdisho laga hirgeliyo kaas oo la doonayo in la ogaado qof walba oo dhinta in dawlada hoose ogaato qofka iyo guriga uu ka baxey. Gudoomiyaha gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20158","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20158"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20161,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20158\/revisions\/20161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}