{"id":20113,"date":"2014-01-23T23:12:17","date_gmt":"2014-01-23T20:12:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20113"},"modified":"2014-01-23T23:21:18","modified_gmt":"2014-01-23T20:21:18","slug":"20113","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20113\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Sheekh oo markii ugu horeysey caddeeyey in uu raali ka yahey ciidamada ethiopia dalka in ay soo galaan."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawlada federalka soomaaliya prof. Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d ayaa markii ugu horeysey ka hadley ciidamada ethiopia ee lagu darey ciidamada Amisom.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa sheegey in heshiis ay dawlada federalka soomaaliya ay raali ka tahey ay ciidamada ethiopia kusoo galeen,iyadoo dad badan oo aan ogeyn meesha ay ku heshiiyeen ethiopia iyo soomaaliya ay la yaabanyihiin hadalka Xasan Sheekh,waana markii ay dawlada uu madaxweynaha ka yahey xasan sheekh ay karaamadu ka dhiman laheyd.<\/p>\n<p>Dawlada ethiopia ayaa si amar la&#8217;aan ah soomaaliya faragelin ugu heysey muddo badan oo ay ku jirto xiligii dagaalka sokeeyeye iyo xiligii hugaamiye kooxeedyada,waxaaney xoog kusoo gashey 2003 iyadoo mar kale ka baxdey,2006dii.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee xasan sheekh uu muujiyo in uu niyad fiican u hayo imaatinka ciidamada ethiopia waana mid dhaawici doonta siyaasadeeda gudaha iyo taageerada shacabka soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawlada federalka soomaaliya prof. Xasan Sheekh Maxamu&#8217;d ayaa markii ugu horeysey ka hadley ciidamada ethiopia ee lagu darey ciidamada Amisom. Xasan Sheekh ayaa sheegey in heshiis ay dawlada federalka soomaaliya ay raali ka tahey ay ciidamada ethiopia kusoo galeen,iyadoo dad badan oo aan ogeyn meesha ay ku heshiiyeen ethiopia iyo soomaaliya ay la yaabanyihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20113","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20113"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20116,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20113\/revisions\/20116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}