{"id":20084,"date":"2014-01-22T19:41:20","date_gmt":"2014-01-22T16:41:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20084"},"modified":"2014-01-22T22:11:22","modified_gmt":"2014-01-22T19:11:22","slug":"20084","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20084\/","title":{"rendered":"Golaha xukuumada cusub oo barlamaanka lagu hor dhaariyey."},"content":{"rendered":"<p>Xubnaha golaha xukuumada dawlada federalka soomaaliya ayaa lagu hor dhaariyey barlamaanka soomaaliya iyadoo uu goob joog ahaa m\/weynaha dawlada federalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Golaha xukuumada ayaa waxaa dhaariyey sida qaanuunku tilmaamayo gudoomiyaha maxkamada sarre Ceydiid ilka Xanaf,waxeyna golaha wasiirada oo tiradoodu kor u dhaaftey 50 ayaan la ogeyn waxa ay soo kordhinayaan,iyadoo qaarkood muujiyeen niyad wanaag la xiriirta in ay shaqo wanaagsan qaban doonaan.<\/p>\n<p>Maahan markii u horeysey ee ay barlamaankani ansixiyaan ama hortooda lagu dhaariyo,waxeyse tani imaneysaa iyadoo tirada xubnaha golaha wasiiradu ka badantahey tiradii hore u shaqeyn jirtey shan laab in ka badan,waxaana loo fadhiyaa sida xubnahan badani u shaqeeyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha golaha xukuumada dawlada federalka soomaaliya ayaa lagu hor dhaariyey barlamaanka soomaaliya iyadoo uu goob joog ahaa m\/weynaha dawlada federalka soomaaliya. Golaha xukuumada ayaa waxaa dhaariyey sida qaanuunku tilmaamayo gudoomiyaha maxkamada sarre Ceydiid ilka Xanaf,waxeyna golaha wasiirada oo tiradoodu kor u dhaaftey 50 ayaan la ogeyn waxa ay soo kordhinayaan,iyadoo qaarkood muujiyeen niyad wanaag la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20084","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20084","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20084"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20086,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20084\/revisions\/20086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}