{"id":20077,"date":"2014-01-22T01:22:48","date_gmt":"2014-01-21T22:22:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20077"},"modified":"2014-01-22T01:53:44","modified_gmt":"2014-01-21T22:53:44","slug":"20077","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/01\/20077\/","title":{"rendered":"Maamulka Xubin iyo Xeeb oo xiriirki u jarey dawlada uu Xasan sheekh m\/weynaha ka yahey."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Xubin iyo Xeeb ayaa sheegey in ay dawlada federalka soomaaliya ay xiriirki u jareen,wuxuuna sheegey m\/weynaha xiligan ee maamulka xubin iyo xeeb isagoo la hadlayey warbaahinta in ay jareen wada shaqeyntii kala dhaxeysey dawlada dhexe.<\/p>\n<p>Maamulka ayaa ku micneeyey arinta ay ku dhawaaqeen iyadoo uu maamulku ka waayey wada shaqeyn iyo wixii ay xaqa ugu lahaayeen sida diyaarinta ciidan boolis iyo agabki ay ku hawlgeli lahaayeen iyo waliba la tashi la&#8217;aan xaga siyaasada dalka ah.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee maamulka xubin iyo xeeb uu ku dhawaaqo arintan,waxeyna imaneysaa ama ay kusoo beegmeysaa iyadoo uu soo af jarmey isfahamwaagii u dhaxeeyey puntland iyo dawlada dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Xubin iyo Xeeb ayaa sheegey in ay dawlada federalka soomaaliya ay xiriirki u jareen,wuxuuna sheegey m\/weynaha xiligan ee maamulka xubin iyo xeeb isagoo la hadlayey warbaahinta in ay jareen wada shaqeyntii kala dhaxeysey dawlada dhexe. Maamulka ayaa ku micneeyey arinta ay ku dhawaaqeen iyadoo uu maamulku ka waayey wada shaqeyn iyo wixii ay xaqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20077","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20077"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20081,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20077\/revisions\/20081"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}